Tacsi:Marxuumad Hooyo seynab Sh C/lle oo ku geeriyootay Warsheekh

0
Friday October 22, 2010 - 20:57:38 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi:Marxuumad Hooyo seynab Sh C/lle oo ku geeriyootay Warsheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun Geeridu waa xaq Ruux walba waqtigiisa ayuu dhinamaayaa Inta dhimatay Allaah u naxariisto Aaamiin Waxaa Tacsi Tiiraanyo leh Halkaan looga dirayaa Allaah u naxariisteeMarxuumad Hooyo Seynab Sh C/lle oo taariikhda Marka ay aheyd 19/10/2010 ku geeriyootay Gobolka Sh/Dhexe gaar ahaan Degmada Warsheekh waxaana Ilaahey looga baryaa Inuu janadii Firdowso kawaraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayne uu Samir iyo Iimaan Eebe kasiiyo Aamiin Aamiin aaamiin.

Tacsida tiiraanyada leh waxaa loo dirayaa Owlaada, Ehelada, iyo qaraabada ay ka tagtay Allaah u naxariistee Marxuumad Hooyo Seynab Sh C/lle waxaana tacsida diraya dad farabadan oo ku kala nool dalkeena Somali iyo dalka Kenya waxeyna dhammaan dadkaasi Eeba ugu baryayaan inuu Janadii Firdowso kawaraabiyo Intii ay katagtayna Samir iyo Iimaan Eebe kasiiyo Aamiin.

Somali waxaa tacsi ka diraya dad farabadan oo ay ka mid yihiin dhammaan Culum’udiinka reer warsheekh iyo dad kale oo farbadan oo isugu jira odayaal, Dhalinyaro iyo Haween :

1) Sh qaasim Sh C/raxmaan

2) Xaaji Xasan Sh C/lle

3) Muxumud Maxamuud cadde

4) Sh C/raxmaan Sh Muxamed

5) Xaaji C/llaahi Sh Muxamed

6) Sh abuukar Sh Muxamed

7) Sh Cali Sh Muxamed

8) Macalin C/llaahi Maxamuud Cabdi

9) Macalin Cabdi Maxamuud Cabdi

10) Sh C/raxmaan Xaaji Maxamuud hadaafow

11) Ingineer Maxamed Cali Maxamuud

12) Xuseen Yuusuf Jabshe

13) C/llaahi Toosow Maxamuud (Shiiqaal)

14) Cumar qaasim

15) C/llaahi Macalin Axmed (C/llaahi Shiine)

16) Maxamuud Macalin Axmed (Umba)

17) Macalin Xassan Macalin Axmed

18) Axmed Cumar Gaab

19) C/raxmaan Maxamed Xuseen (Qoslaaye)

20) Axmed Xuseen Sheekh

21) Cantoob Shigow Birqaaye

22) Maxamed Nuur xassan Afrax

23) Cabdi Axmed Maxamuud

24) C/qaadir Macalin Daa’uud (Guure)

25) Maxamed Sh Axmed Yare

26) Sh C/qaadir C/llaahi Muxumud

27) C/raxmaan C/llahi Muxumud (Qoslaaye)

28) Axmed Xaaji Muxidiin Cali qaani

29) Maxamuud ibraahim xassan (Faante0

30) Xaaji Maxamed Maxamuud (Buubaal)

31) Sh C/llaahi Cali Maxamed Hilowle (Agaasime)

32) Xaajiyo Faadumo Sh Muxamed (xaajiyo Faadumo yarey)

33) Faadumo Macalin axmed Sh C/lle

34) Faadumo Cali Maxamuud

35) Madiina Cali Maxamuud

36) Xaliimo Sh Muxamed

37) Khadiijo Sh Muxamed

38) Aamina Sh Muxamed

39) Safiyo Sh Muxamed

40) Seynab Sh Muxamed

41) Xaliima Maxamuud Xuseen (Xaliimo Gurey)

42) Muumino Macalin axmed

43) Seynab Macalin Axmed

44) Faadumo Sh Xasan Yare

45) Xaliimo Maxamed Xuseen

46) Faadumo Maxamed Xuseen

47) Aamina Xaaji Maxamuud Hadaafow

48) Aamina Macalin daa’uud

49) Xaliima Macalin xuseen

50) Makko Axmed xuseen

51) Muumino Asharaaf

Sidoo kale dalka Kenya waxaa iyana tacsida ka diraya dad farabadn oo isugu jira Culumaa’udiin odayaal ,dhalinyaro iyo haween waxeyna kala yihiin dadka tacsida diraya :

1) Sh Axmed Sh Aweys Sh Muxidiin Sh Aweys

2) Sh Daa’uud Sh Muxamed

3) Sh Cumar Sh Muxamed

4) Sh Cismaan Sh Muxamed

5) Sh C/qaadir Sh Muxamed

6) Sh Mukhtaar Xaaji Madoobe

7) Sh Muxidiin laashin

8) Maxamed Macalin daa’uud (Shiina)

9) Aanis Cali Maxamuud (Aanis Goobe)

10) Xasan Maxamuud Xuseen (Xasan Gurey)

11) C/raxmaan Maxamed Cali (Amaan)

12) Maxamuud Sh axmed Yare

13) Sh Abuukar Sh Axmed Yare

14) Daa’uud Maxamuud Hadaafow (Kuwaatare)

15) Yusuf Xaaji C/qaadir Xaaji Cadde

16) C/casiis Macalin daa’uud

17) Aweys Sh Cumar Sh Muxamed

18) C/raxmaan C/llaahi Boote

19) Cumar Sh Axmed Yare (DR. Caamir)

20) Maxamed C/llaahi boote

21) C/raxmaan Axmed Cumar Gaab (Codka)

22) C/raxmaan Maxamed Macalin Daa’uud

23) Axmed C/llaahi Boote

24) Axmed Macalin Daa’uud

25) C/raxmaan xasan Gurey

26) Daa’uud Maxamed Macalin Daa’uud

27) Cali Sh Axmed (Caliyare)

28) Faadumo Sh cabdulle Suufi (Shiino)

29) Seynab Cabdi Sheekh

30) Madiina Ismaan Farey

31) Madiina Maxamuud Xuseen (Madiina Gurey)

32) Xaliimo Maxamuud C/lle (Xaliimo Ilkacad)

33) Miski Macalin xasan

34) Aamina Sh Axmed yare

35) Seynab C/llaahi Boote

36) Seynab Axmed Cumar Gaab

37) Sacdiyo Sh C/raxmaan

38) Faadumo C/llaahi Boote

39) Suweydo macalin Daa’uud

40) Faa’izo Maxamed Sh axmed Yare

41) Sahra Macalin Daa’uud

42) Aamina Sahra Maxamed Sh Axmed Yare

Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farbadan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin waxey tacsi tiiraanyo leh Hawada u marainayaan Allaah u naxariistee Marxuumad Hooyo Seynab Sh C/lle oo ku geeriyootay Degmada warsheekh waxeyna Ilaahey uga baryayaan inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo Aamiin Aamiin aamiin Owlaadi, Eheladi iyo qaraabadi ay katagtayne samiri iyo iimaan eebe kasiiyo Aamiin.

Dhinaca kale Dhammaan Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada warsheekh waxey ayagane tacsi tiiraanyo oo taa lamid ah hawada u marinayaan Allaah unaxariistee Marxuumad Hooyo Seynab Sh C/lle oo 19/10/2010 ku geeriyootay Degmada Warsheekh waxeyna Marxuumada Ilaahey uga baryayaan inuu Janadii Firdowso kawaraabiyo Owlaadi , Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayne uu samir iyo Iimaan kasiiyo Aamiin Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip