TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH

0
Thursday November 11, 2010 - 20:10:12 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus


Tahniyad Dhalasho Cawa iyo Ayaan Leh oo Loo Dirayo Wariye and Engineere Cabdi-fatah Hassan Mohamed Iyo Xabiibtiisa Farxiyo Aadan Nuur oo Dhawaan Gabar Ugu dhalatay Dalka Somaliya Gaar ahaan Magaalada Baydhabo.

Halkan Waxaa Tahniyad Dhalasho Farxad Leh ka Diraya Dhammaan Eheladda iyo Qaraabada Cabdifatah Hassan iyo Gacalisadiisa Farxiyo Aadan Meelkasta ay Duniada Ka Joogaan, gaar ahaan Maamo Nimco Xasan Qalinle iyo Saygeeda Qaaliga ah iyo Caruurteeda iyo Dhammaan Reer Xasan Qalinle Oo Dhan.

Dadka gaarka ah ee Tahniyadda Dhalashada Diyara waxay kala yihiin.

Aabe Xasan Maxamed Aadan
Aabe Aadan Nuur Aadan
Hooyo Nuurta Aadan Nuur
Hooyo Raxmo Kadiil Samow
Ayeeyo Xabiibo Cali
Abti Maxamed Kadiil Samow
Abti Isaaq Xasan Xaaji
Abti Axmed Sheekheey
Abti Maxamed Aadan
Maxamed Aadan Nuur Aadan
Ruqiyo Aadan Nuur Aadan - Raaxo
Xafso Aadan Nuur Aadan — Xafso Hodan
Maynuun Aadan Nuur Aadan — Ubaxeey
Saciyo Aadan iyo Gabadheeda Yaasmiin Maxamed Aadan
Bakar Zubeer
Kiin Xasan Maxamed Iyo Wiilkiida Yar
Samiiro Xasan Maxamed — Samra
Naciimo Xasan Maxamed
C/shakuur Xasan Maxamed
Axmed Xasan Maxamed
C/maalik Xasan Maxamed
Luul Xasan Maxamed
Maxamed Xasan Maxamed — Deeq


Sidoo kale, waxaa Halkan Si weyn Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Ka diraya Dhammaan Wariyaasha Kenya Ku nool iyo Asxaabta Qaaliga ah:-

1- Abwaan Xasan Jaceyl
2- Cabdi-raxmaan Xuseen Fure Biritish
3- Maxamed Cusmaan Xuseen Newyork
4- Maxamed Cabdillaahi Aadan Siidii
5- Ismaaciil Xaaji Shakeeti
6- Maxamed Salaad Axmed GBC
7- Cabdi-sataar Daahir Sabriye
8- Saalax Cusmaan Duriye Saalax Soone
9- Ibraahim Jeekey
10- Maxamed Xasan Idaajaa
11- Liibaan Cadde
12- Maxamed Xaaji Xasan Abuukar
13- Tahliil Colaad Xasan
14- Feysal Caseyr Maxamed
15- Xasan Sheekh Cumar
16- Cusmaan Duraan Cabdi-salaan
17- Maxamed Cusmaan Cumar Xabiib
18- Cabdi-rashiid Rashka
19- Fu`aad Maxamed Cilmi
20- Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara
21- Xasan Sade Dhaqane
22- Cabdi-rasaaq Maxamuud Dirir - Atam
23- Cabdi-wahaab Maxamed Cabdi
24- Xasan Maxamed Keysar
25- Aweys Maxamed Nuur Foodley
26- Ayaanlle Xuseen Cabdi
27- Cabdullaahi Axmed Nuur
28- Maxamed Ciise
29- Faarax Catoosh Cabdalla
30- Yuusuf Awkomba
31- Cali Carab Sugurow
32- Cabdi-rasaaq Kampala
33- Teacher Tall Man
34- Maamo Xabiibo Macalin Nuur
35- Raxmo Maxamed Cali
36- Maxamed Nuur Faarax
37- Axmed Xaaji Xasan
38- Cumar Cabdi Caaqil Yare
39- Saadaq Cali Abshir
40- Shukri Ibraahim Maxamed
41- Cosob Xuseen Cilmi

Qaraabada iyo Asxaabta Qaaliga ah:-

1- Sheekh Ibraahim Maxamed Gacma Gaab
2- Cumar Cabdi-Naasir Iidle
3- Maxamed Aadan Nuur
4- Teacher Cabdi-wahab Cali Mursal
5- Ismaaciil Axmed Mohamed - Ciilow Cadde.
6- Axmed Cabdi-qaadir Guure - Muhanad
7- C/llaahi Xasan Awale - Eng.Baaslaawe
8- Maxamed Kaahiye
9- Maxamed Xaashi Cadaani
10- Mukhtaar Cali Cadow
11- Asad Lampard
12- Abshir Caano
13- Liibaan Ronaaldo
14- Axmed Cali Diiriye
15- Xasan C/raxmaan Daamacaane
16- Yuusuf C/raxmaan Daamacaane
17- Maxamed Mukhtaar Baajiyo
18- Xuseen Xaaji Ciise
19- Cabdi-qani Cali Nuune
20- Cabdi Cali
Iyo Asxaabo kaloo badan.....

Dhammaan dadkaasi kor ku soo sheegnay oo dhan waxey tahniyad Dhalasho Farxad leh u Dirayaan Wariye and Engineere Cabdi-fatax xasan iyo Gacalisadiisa Farxiyo Aadan oo dhawaan Gabar ugu Dhalatay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Baydhabo, Taariikhda Markay aheyd 04-ta novmeber 2010, Habeen Khammiis ay soo galayso, waxaana loo bixiyay Maryan Cabdifataax Xasan, waxayna leeyihiin soo bar baar noqo tii Dalkeeda,Diinteeda iyo Walidiinteeda Anfacdo Allaha kaa Dhigo. Aamiin Aamiin Aamiin.....

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip