Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa fartuun cabdulaahi maxamed oo aabaheed marxuum cabdulaahi maxamed farax oo magaalada muqdisho xabad wiifta ah iska dhacday magaalada muqdisho waxaana marxuumka allah uga baryaynaa janaddii fardowsa ilahay geeyo Waxaa tacsida diraaya dhamaan wariyaasha somaliyeed meel kasta oo ay joogan gaarahaan wariyaasha talyaaniga jooga iyo kuwa sudan oo kala ah
1-maxamud cabdulaahi cigalle (maxamudkoronto)
2-cawaale jaamac salaad
3-layla axmed diiriye
4- maxamed xasan bakistaan
5-bashiir jaylaani barow
6-axmed cusmaan muuday
7-maryan axmed cabdulle(maryan qaran)
8-bile nuur isaaq
9-maxamed axmed xarboosh
10- mahad cabdi gaas
iyo dhamaan xubnaha uu ka koobanyahay naadiga saxafiyiinta somaliyeed ee wadanka talyaaniga oo marka lasoo gaabiyo looyaqaano USSI
sidoo kale waxaa tacsi taa lamid ah diraaya Golaha sare Naadiga suxufiyiinta soomaalida ee dalka sudan (Somali journalists Coalition Club in sudan )
iyagoo halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan wariye fartuun cabdulahi geeridii naxdinta laheed ee ku timid aabeheed cabdulaahi maxamed farx.
wariyaasha tacsida diraayana waxaa kamid ah ;-
1-Ibrahim maxamad axmad
2-Xusein xaaji nuur
3-Xusein sheikh abdisalan
4-Anwar Bakhiit
5-Maxamad axmad caaqil yare
6-Maido cali cabdi macalin
7-Sacid Omar axmad dhuxullow
8-Xassan wali guure
9-Muqtaar carab nuuse
10-Fardowsa axmad wehliye
11-Axmad cabdi madar
12-Wardo maxamad xusein
13-Maryan cali cabdi
Dhamaan wariyaashan waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan geeridii naxdinta leheed eeku timid alaha u naxariistee cabdulaahi maxamed farax oo ku geeriyooday magalada mugdisho ee dalka soomalia waxayna ilaah uga baryaynaa in uu naxariistii jano kawaraabsho anaga samir iyo iimaan naga siiyo gaarahaan waxay tacsi udirayaan wariye fartuun cabdulaahi iyo dhamaan caruurta uu dhalay aabe cabdulaahi oo aan leenahay aabe waanaga wada geeriyooday samir iyo iiman ilahay ha kasiiyo asigana janada ilahay hageeyo aamin aamin aamin
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Wariye: Anwar Bakhiit
Wadanka Sudan - Khartoum
Email:- wararka@live.se
TACSI TIIRAANYO LEH naadiga saxafiyiinta somaliyeed talyaaniga waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan wariye fartun cabdulaahi maxamed oo aabaheed
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN TACSI TIIRAANYO LEH Anagoo Kala Ah: