Tahniyad Aroos: C/raxman Sh Axmed Saalis iyo Luul Xaaji Mukhtaar oo ku aqal galay Gothernburg Swedan.

0
Tuesday November 30, 2010 - 14:30:20 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: C/raxman Sh Axmed Saalis iyo Luul Xaaji Mukhtaar oo ku aqal galay Gothernburg Swedan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Tahniyada Cawo iyo Ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan Sh Axmed Yare oo ku magac dheer (Saalis) isla markaana ah mid ka mid ah shaqaalaha webka Warsheekh.comiyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh Muxidiin Celi oo 26-ka Bishaan november 2010-kanikaaxooda ka dhacay Dalka Sacuudi Carabi isla markaana ku aqal galay dalka Sweden Gaar ahaan Caasimad Labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg) taariikhda markii ey eheed 27 isla bishaan November 2010.


Tahniyada waxaa diraya qaar ka mid ah ehelada, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan maamulka iyo shaqaalaha webka warsheekh waxaana leeyihiin dhamaan Saalis iyo Luul Cadeynoqda kuwii isku waara ubad qeyr qabane hela Aamiin Aamiin Aamiin.


Dadka diraya Tahniyada waxa ay kala yihiin sida tan:


Waalidka iyo Walaalaha


1) Hooyo Madiina Xaaji Maxamed Nuur
2) Faaduma Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
3 )Maxamed Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
4) Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
5) C/raxmaan Maxamed Cali (Ammaan)
6) Caasho Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
7) Sh Abuukar Sh Axmed Yare iyo Caruurtiisa
8) Aamina Sh Axmed Yare
9) Cumar Sh Axmed Yare
10) Cali Sh Axmed Yare


Adeeryaalka iyo Abtiyaal


1) Adeer Sh C/raxmaan Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
2) Adeer Xaaji C/llaahi Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
3) Adeer Sh Daa’uud Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
4) Adeer Sh Abuukar Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
5) Adeer Sh Cumar Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
6) Adeer Sh Cismaan Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
7) Adeer Sh Cali Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
8) Adeer Sh C/qaadir Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
9) Abti C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur
10)Abti Daa’uud Xaaji Maxamed Nuur


Eedayaalka iyo Aaya-yaalka


1) Eeda Faaduma Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
2) Eeda Xaliima Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
3) Eeda Khadiija Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
4) Eeda Aamina Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
5) Eeda Seynab Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
6) Eeda Safiya Sh Maxamed Sh Cabdi Celi
7) Aayo Faaduma Xaaji Maxamed Nuur
8) Aayo Xaliimo Xaaji Maxamed Nuur
9)Aayo Batuulo Xaaji Maxamed Nuur
10)Aayo Khadiijo Xaaji Maxamed Nuur


Walaalo iyo qaraabo isku jira


1) Batuulo Macalin Daa’uud Macalin Nuur iyo Caruurteeda
2) Aamina Macalin Daa’uud Macalin Nuur iyo Seygeeda iyo caruurteeda
3) Sacdiyo Macalin Daa’uud Macalin Nuur iyo Seygeeda iyo caruurteeda
4) Faaduma Macalin Daa’uud Macalin Nuur
5) Suweydo Macalin Daa’uud Macalin Nuur
6) Sahro Macalin Daa’uud Macalin Nuur
7) Caasho Macalin Daa’uud Macalin Nuur
8) Faadumo Xaaji Axmed Maxamuud
9) Fooz Daa’uud Xaaji Maxamuud Hadaafow
10 Faaduma Xaaji C/llaahi Sh Maxamed
11 Safiya Sh C/llaahi Sh Maxamed Shurkri iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
12 Faaduma Cali Maxamuud iyo Caruurteeda
13 Madiina Cali Maxamuud
14 Sahra Xaaji Cumar Gaab iyo Caruurteeda
15 Seynab Xaaji Siid Macalin Muuda iyo Caruurteeda
16 Khadiija Cali Maxamuud
17 Sahra Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur iyo Seygeeda iyo caruurteeda
18 Seynab Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur iyo Seygeeda iyo caruurteeda
19 Sacdiyo Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur iyo Seygeeda iyo caruurteeda
20 Xaliima Maxamuud Xuseen Gurey
21 Madiina Ismaan Farey iyo Caruurteeda
22 Faaduma Sh C/lle Suufi iyo Seygeeda iyo caruurteeda
23 S
eynab Cabdi Shiikh iyo Seygeeda iyo caruurkeeda
24 Xaliimo Maxamed Xuseen
25 Faadumo Maxamed Xuseen iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
26 Aamina Xaaji Maxamuud Hadaafow iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
27 Faadumo Sh Xasan Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
28 Faadumo Macalin Axmed Sh C/lle iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
29 Muumino Macalin axmed Sh C/lle iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
30 Zamzamey Maxamed Rooble
31 Safiyo Xaaji Daa’uud Xaaji Maxamed Nuur
32 Seynab C/llaahi Boote
33Seynab Axmed Cumar Gaab
Sacdiyo Sh C/raxmaan Sh Maxamed
34 Sahra Macalin C/llaahi
35 Faaduma C/llaahi Boote
36 Faa’iza Maxamed Sh Axmed Yare
37 Aamina Maxamed Sh Axmed Yare
38 Caasha Maxamed Sh Axmed yare


Dhamaan dadkaan oo kala jooga dalalka kala ah Somali, Kenya, Sacduudi Carabi, Sweden, Ingiriiska, Norway,Talyaaniga, Switzerland iyo America waxey tahniyada kala iyo lab leh oo farxad ku dheehan hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosada, Atooraha iyo Atariishada, Xidiga iyo Xidigta Faraska iyo Geenyada C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Luul Xaaji Mukhtaar (Luul Cadey) oo 26-ka Bishaan November 2010-kanikaaxooda ka dhacay Dalka Sacuudi Carabi isla markaana ku aqal galay dalka Sweden Gaar ahaan Caasimad Labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg) taariikhda markii ey eheed 27-ka isla bishaan November 2010.

waxey leeyihiin Labada is dooratay isku waara oo noqda kuwa hela ubad qeyr qaba isla markaana si wada jir ah u noqday abkow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip