Tacsi

Allaha unaxariistee waxaa Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Macalin Maxaad Xasan Jimcaale.

0 Visits: 2056 | Saturday October 04, 2008 - 16:58:44
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MACALIN MAXAAD XASAN JUMCAALE OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO DEGMADA SHIBIS.

Read More »

Allaha unaxariistee waxaa ku geeriyooday M/Minnesota Marxum Axmed Nuur Khalif

0 Visits: 2294 | Tuesday September 23, 2008 - 13:43:49
Dhammaan Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Aabbe Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere) iyo Hooyo Caasha Xasanley oo wiilkoodii oo la oran jirey marxuun Ahmednoor Khalif Ahmed Ali Ulusow, ahayna 20 jir wax-na ka baran jirey…

Read More »

Tacsi: Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho Ku Geeriyooday Macalin Abuukar Gurey

0 Visits: 1709 | Sunday September 21, 2008 - 17:16:10
Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhambaalada Aqristayaasha ee Tacsidii Sheekh Xaamud Sheekh Axmed SIyaar

0 Visits: 2758 | Monday September 15, 2008 - 14:03:27
INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayikhda…

Read More »

TACSI Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh. Maxamuud Sh. Axmed ( Siyaar)

0 Visits: 3589 | Saturday September 13, 2008 - 12:50:45
Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayiikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii…

Read More »

Alaha u naxariistee Marxuun Dr.Cabdiqadir Sheekh Axmed( Cabdiqadir Shiino )

0 Visits: 2297 | Thursday August 28, 2008 - 15:48:25
Alaha u naxariistee waxaa maanta Aroornimaddi oo bishu tahay 8/23/08 magaalada Muqadisho ku geeriyooday Marxuun Dr.Cabdiqadir Sheekh Axmed oo loo yaqaan ( Cabdiqadir Shiino ),

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh marxuumad Xaajiyo Maryan Xuseen Yuusuf oo ku geeriyootay Nairobi

0 Visits: 3233 | Sunday August 24, 2008 - 11:37:49
Waxaan tacsi u direynaa walaalaha kala ah : Dr.. Cusmaan Xuseen Xaaji (Shiis), xaaskiisa iyo carruurtooda, Dr. Suufi Xuseen Xaaji, xaaskiisa iyo carruurtooda, Madiino Ibraahim iyo carruurteeda oo kala ah: Caasha Axmed Cali, Xuseen Axmed Cali, Cabdikariim Axmed Cali, Cabdirashiid Axmed

Read More »

INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN.TACSI MARXUUM Cabdirahmaan Dhuunte

0 Visits: 2029 | Friday August 22, 2008 - 09:38:49
Anagoo ka mid ah Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan leenahay" geeridu waa xaq-aduunkaana cidi ku waari meeyso"

Read More »

Tacsi, Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman Ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Sheekh Abbe.

0 Visits: 3094 | Sunday August 17, 2008 - 14:49:52
Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Ahlusunna Waljamaac ee Sheekh Maxamed Axmed Sh. Maxamuud (Sheekh Abba)

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh ,Xaaji Faqay Afdal Xaaj Abati Shooble oo ku geeriyooday swizerland

0 Visits: 2365 | Thursday August 14, 2008 - 15:10:31
waxaa maalintii sabtida ku geeriyooday magaalada luasana ee cariga iswizerland allaha u naxaristo xaaji faqay afdal xaaj abati shooble

Read More »

Tacsi ku socota naa’ibul Caamka Dariiqatu Qaadiriyah

0 Visits: 3231 | Saturday August 09, 2008 - 21:08:07
tacsi tiraanyo leh allaha u naxariisto naaibka caanka ah ee dariiqada qaadiriya oo ku geeriyooday magaaalada muqdisho caasimada soomaaliyainaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun

Read More »

Tacsi, waxa geeriyooday, Na’ibul Caamka Dariiqada Qaadariyah Sheekh Max’ed Xasan

0 Visits: 2901 | Saturday August 09, 2008 - 17:36:48
Allaah Unaxariistee Waxa manta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Na'ibul Caamka Dariiqada Qaadariyah Sheekh Maxamed Xasan .

Read More »

Tacsi, Alaah Unaxariistee Marxuumad fartuun axmed maxamuud ku geeriyootay Nairobi....

0 Visits: 2654 | Tuesday August 05, 2008 - 12:33:25
Tacsi Tiiraanyo leh, Allaah Unaxariistee Marxuumad Fartuun Axmed Maxamud oo ku geeriyootay Magaalada Naiobi ee Caasimada Dalka Kenya.

Read More »

Tacsi : Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh oo tacsi udirayay Dadkii ku geeriyooday Bada Liibiya.

0 Visits: 3089 | Wednesday July 30, 2008 - 20:57:19
Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxa ay Dhambaal Tacsi ah hawada umarinayaan dhamaan ehelka iyo Qaraabadi ay ka geeriyoodeen Dadki ku maashoobay Doonidii ku qalibmatay Bada Liibiya.

Read More »

Tacsi : Allaah Unaxariistee Gudoomiyihii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood, Xuseen Max’ud (Karar)

0 Visits: 2945 | Wednesday July 30, 2008 - 12:03:28
Allaha unaxariisrtee Gudoomiyhii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood Xuseen Maxamud (karar) oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday. (inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun)

Read More »