Allaha unaxariistee waxaa Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Macalin Maxaad Xasan Jimcaale.

0
Saturday October 04, 2008 - 16:58:44 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaha unaxariistee waxaa Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Macalin Maxaad Xasan Jimcaale.

    WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MACALIN MAXAAD XASAN JUMCAALE OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO DEGMADA SHIBIS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MACALIN MAXAAD XASAN JUMCAALE OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO DEGMADA SHIBIS.


ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUM MACALIN MAXAAD XASAN WUXUU AHAA SHIIKHA KA SOO QEYB QAATEY FIDINTA DIINTA ISLAAMKA GAAR AHAAN DEGAANADA KOONFURTA WUXUUNA AHAA NIN AAD IYO AAD LOOGA QADIRIYO DEGAANADA MUDULOOD
WAXAA LA QEYBSANEYNAA GEERIDAAN XANUUNKA BADAN DHAMAAN CARUURTIISA IYO QARAABADIISA GAAR AHAAN DR.MAXAMOUD MACALIN XASAN "MAXAMOUD EEBOW" OO KA MID AH NABADOONADA JAALIYADA MUDULOOD EE KANADA IYO ABUUKAR MACALIN XASAN IYO AWEES MACALIN XASAN WAXAANA EEBA U BARYEEYNAA INUU JANADII GEEYO INTII UU KA BAXAYNA SAMIR KA SIIYO

 

WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto

1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-batuulo sh.axmed
4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-reer maxamud afrax
12abuukar sh.Galti
13- yasiin axmed raage
14-maxamed cali falaax
15 shire cali jumcaale
16-amino shariif
17-maxamed ibraahim culusow
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow

MAGAALADA OTTAWA
1-xaaji cabdi cade
12-DR.cali cabdulle
3-awees xuseen biif
4-awees maxamed WAXOOL
5-C/QAADIR MAXAMED jus

MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
3-xasan maxamed nuur"xasan makaaw
wabilaahi towfiiq

Xaaji Maxamoud

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip