
0
Goluhu wuxuu umadda Soomaaliyeed uga tacsiyayanaa geeridee ku timid Gudoomiyihii Golaha Midnimada iyo Badbaadada Beesha Mudulood gaar ahaana eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday waxaana ilaah looga baryaa in uu Samir iyo Iimaan ka siiyo Isagana Janadi Fardowso eheed Alle Ka waraabiyo.AAmiiin, Inaa lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun.
Waxa tacsidaan Diraayo Mas’uuliyiintaan Hoos ku qoran .
1- Maxamed Shiikh C/laahi
2- C/qadir Xasan Dolow
3- Xali C/lle Qeylshe
4- C/weli Maxamed Maxamud
5- Maxamed Socdaal Wardheere
6- c/raxmaan Cali Axmed
7- Maxamed Ibraahim Cali
8- Shiikh Maxmed Sheikh Abuukar
9- Sheikh Xasan Cali Xuseen
10- Faadumo Maxmed Cali
11- Caasho Cali Axmed
12- C/kariin Xuseen Cali
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392210
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84134
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67982
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55526
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54038
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50379
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44286
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43643
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38743
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38230
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1742
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2289
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2098
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1858
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1945
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1845
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1903
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2357
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2303
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2070
Tacsi : Allaah Unaxariistee Gudoomiyihii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood, Xuseen Max’ud (Karar)
Allaha unaxariisrtee Gudoomiyhii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood Xuseen Maxamud (karar) oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday. (inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun)