Waxaa tacsi diraaya Qudubka dariiqada Qaadiriya Sheekh Axmed Sh Aweys sh muxyadiin (sh.Aweys dheere)
sh cabduraxmaan xaaji axmed
sh saalim cumar weli
sheekh diinle sh cali faqay
xaaji cuuda cumar abati
axmed cumar abati
maxamed cumar abati
macruf cumar abati
abuukar cumar abati
shooble cumar abati
subaida cumar abati
faatma cumar abati
sh cali cumar abati
dhamaantood waxay tacsi u diraayaan dr. mumiin faqay afdal
abati faqay afdal
abukar faqay
cumar faqay
iyagoo u diraaya tacsi geerida abaahood xaaji faqay afdal xaaji abati shooble
oo ku geeriyooday cariga iswizerland magaalada luasana waxay ilaahey uga baryeynaa in uu janadii fardowsa allaha ka faraabiyo inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
By: Ali Abati
Tacsi Tiiraanyo Leh ,Xaaji Faqay Afdal Xaaj Abati Shooble oo ku geeriyooday swizerland
waxaa maalintii sabtida ku geeriyooday magaalada luasana ee cariga iswizerland allaha u naxaristo xaaji faqay afdal xaaj abati shooble