Arrimaha Bulshada

somali nabad

0 Visits: 1865 | Wednesday October 16, 2013 - 17:52:17
shaki laga qabo gudoomiye axmed madoowe warbixin

Read More »

XANTA DUMARKAA LAGU YAQIINAY MAXAA RAGGA U SOO RARAY ?.

0 Visits: 2980 | Wednesday October 16, 2013 - 12:17:48
Iyadoo Dadka Dunida Ku Nool Ay Ogsoon Yihiin In Ay Xanta Ay Tahay Sheey Xaaraan Ah Laakinse Ay Iska Indho Tiraan, Waxaana Xanta Lagu Yaqiinay Dumarka Laakinse Haatan Waxaa Soo Badanaayaan Rag Xan Badan Oo Beentaa Dhahay Dumarka Marka Laga Reebo Habraha Waayeelada Oo Howl Kale La heyn,Waxaa Geedaha Magaalada…

Read More »

Dabaal Deg Aroos oo dhiig & Argagax isu badalay

0 Visits: 3128 | Monday October 14, 2013 - 10:04:59
Xaflad Aroos oo habeenkii Sabtida ka dhacday deegaanka Ceel Xamdi ee dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Arabsiiyo ayaa isu badashay murugo iyo ooyin kadib markii nin la dhashay Arooska uu rasaas ku furay goobtii ay ka socotay xafladda, halkaasi oo dhimasho iyo dhaawac fara badan uu ka dhashay.

Read More »

Wiligaa ma aragtay Geel Bil Jir Ah !!!!

0 Visits: 3354 | Sunday October 13, 2013 - 18:49:16
Geel Jira Hal Bil waa Muuqaal aad uxiisa badan oo aan uga abaal naqeeno Mudane C/rashiid Maxamed yuusuf oo kusugan Sweden

Read More »

U roonow gacmahaaga, "Daraasad kuwajahan Qurba joogta"

0 Visits: 2136 | Monday October 07, 2013 - 06:38:20
Shacabka soomaaliyeed ee u soo qaxay qurbaha ayaa waxa ay ku kala nool yihiin meelo kala duwan. Qaar ayaa joogaa meelo aad u kulul halka qaar kalan ay ku nool yihiin meelo qabow. Hadaba hablaha soomaaliyeed ee degan qurbaha, siiba meelaha qabow ayaa waxa ay la kulmeen jawi iyo cimilo ka duwan tii wadankoodii.…

Read More »

Maansada Madaxnimo.‏ (By Galeyr)

0 Visits: 2069 | Saturday October 05, 2013 - 06:01:20
Maanso Madaxnimo. Maansadan waa maanso aan ku cabbirayo kala fogaanshaha aragtida Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxa Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, Maansadan ayaa ah mid qaab maamuurin ama curis ah u samaysan oo aan kaga hadlinayo labada mudane mid weliba mawqifka…

Read More »

Make-upka iyo Midabkeena "Is Qurxinta Dumarka"

0 Visits: 12998 | Tuesday October 01, 2013 - 06:08:22
Gabdhaha soomaliyeed oo u dhashay qurux iyo midab dabiici ah, ahna kuwa ugu quruxda badan marka lagu qiimeeyo haweenka kale ee geeska Africa iyo aduunkaba, ayaa aad u jecel inay muujiyaan oo soo ban dhigaan sifaha quruxdooda qarsoon iyaagoo isticmaala indho kuul, huruud, qasil, xine ama waxyaalaha casriga…

Read More »

Ila qosol: "Kurdi soomaali"

0 Visits: 2644 | Monday September 30, 2013 - 10:49:20
Waxaa Xarunta Booliska ee Norway soo gaaray Afar Nin oo Kurdi ah iyo Mid Soomali ah , si ay Booliska qoxootinimo isugu dhiibaan . Sida caadiga ah qof walba waxaa la waydiiyaa Wadanka uu u dhashay iyo meesha uu ka yimid .

Read More »

Faroole Ma Xishoodee Balse Waa Baqaa

0 Visits: 3166 | Sunday September 29, 2013 - 15:57:02
Faroole oo la kulmay gudiga madaxabanaan ee diyaarinta dastuurka qabyo qoraalka federaalka mar aay ku kulamayeen April 2012 dalka Jubuuti waxaad arkeeysaa Faroole iyo akhlaaqda uu leeyahay,waxaad arkeeysaa in Faroole in uu doonayo sadbuuri,waxaa ugu foolxun ee aad meesha ka arkeeysaa Faroole oo weeydiinaya…

Read More »

Cunugu waxa uu xasuustaa heesii uu ku dhegaystay uurka hooyadii

0 Visits: 2886 | Tuesday September 24, 2013 - 07:54:46
Ilmaha yar ka hor inta uusan dhalan waxaa la sheegay inuu awood u leeyahay in maqlo heesaha iyo hadalka debadaa ka socda. waxa uuna noqonayaa marka uu dhasho mid xasuusan kara heesahii ay hooyadii dhegaysan jirtay markii uu uurka ku jiray.

Read More »

Rag Sixiroolayaal ah oo Muqdisho lagu xiray

0 Visits: 1842 | Monday September 23, 2013 - 17:46:22
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo maanta ayaa sheegay in ay Maxkamaddu gacanta ku hayso eedeysanayaal kala duwan, kuwaasi oo ay ku jiraan maxaabiis ku eedeeysan falal dembiyeedka adeeygsiga Sixirka iyo Turuufeeynta Bulshada, islamarkaana lacago badan uga aruursaday Dhibaneyaal…

Read More »

Ilmaha lagu ag cabo Sigaarka waxa ay kaqaadaan cudurka ADHD

0 Visits: 1899 | Thursday September 19, 2013 - 11:07:24
Sida la wada ogyahay ee ah in uu cabitaanka sigaarku dhib badan leeyahay ayaa hadana waxa soo baxaya dhibaabooyin aan hore loo ogayn oo lug ku yeesha horumarka iyo deganaanshaha ilmoha.

Read More »

Fanaanad Soomaaliyeed oo Caan ah oo geeriyootay

0 Visits: 2188 | Tuesday September 17, 2013 - 20:46:05
Allaha u naxariistee Fanaanadda Sahro Ileeye oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyootay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaasi oo ay ku xanuunsaneyd muddooyinkaan dambe.

Read More »

Jaaliyada Beesha Celli Cumar oo kulan balaaran kuyeelatay Dalka Holand (Sawiro)

1 Visits: 6385 | Tuesday September 17, 2013 - 03:39:32
Kulan balaaran oo ay isugu yimideen jaaliyada Beesha Celli Cumar ee ku dhaqan wadanka Holland ayaa ka dhacay magaalada Hage ee wadanka holland.

Read More »

Fanaanada Qamar Cabdilaahi Harawo oo Xabsi Daa'in lagu xukumay

0 Visits: 12739 | Monday September 16, 2013 - 21:30:00
Fanaanda Qamar Cabdilaahi Harawo ayaa lagu xukumay dalka Turkiga ka dib markii lagu qabtay iyada oo dalka Turkiga galinaysa waxyaabo sharciga dalkaasi aanu golayan, oo ahaa geedka qaadka.

Read More »

Guurka laysku doorto maalku waa wadka lamaanaha

0 Visits: 3905 | Monday September 16, 2013 - 13:08:58
Guurka laysku xusho amaba laysku doorto lacagta iyo daneysigu wuxu waxyeelo weyn ku hayaa mushtamaca Mareykanka , Marka loo eego daraasad cusub oo lagu daabacay American Journal of Couple and Relationship Therapy .

Read More »

Cudur Indhaha kudhaca oo Soomaaliya laga helay

0 Visits: 1625 | Wednesday September 11, 2013 - 14:10:48
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dhaqaatiirta Somaliyeed ayaa waxay uga hadleen cudur ay sheegeen inuu dalka Somaliya soo galay kaasi uu ka dhaca indhaha.

Read More »

Fanaanada Qaranka Hibo Nuura oo Muqdisho Soo gartay

0 Visits: 1771 | Tuesday September 10, 2013 - 12:57:38
Fanaanada weyn Habo Mohamed "Nura" ayaa manta soo gaartay magaalada Muqdisho oo ay ugu dambeysay xiligii ay qarxeen dagaalada sokeeye 1991 .

Read More »

Man city oo nasiib xumo soo gaartay kadib markii uu dhaawacay soo gaaray daafacoodii cusbaa

0 Visits: 1593 | Friday September 06, 2013 - 22:39:43
Kooxda Man city ayaa horaantii bishaan waxa ay soo iibsatay daafaca adage ee lagu magacaabo Martin Demichelis.

Read More »

Dad xanuunno ka qaaday dawooyin dhacay oo ay qaateen‏

0 Visits: 1277 | Tuesday November 13, 2007 - 13:50:19
Daawooyinka dhacay ee soogala Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaay dhibaatooyin badan oo isugu jira dhimasho iyo xanuuno ku hayaan dadwaynaha Somaliyeed gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Read More »