Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay la hadal haayay oo ay soo baxayeen warar ku saabsan, in Ciidamada Kenya ay ka baxayaan guud ahaan magaalada Kismaayo, ayaa waxaa BBC-da u waramay Arimahaasna ka sheekeeyay, Xilibaan Aadan Barre Ducaale, oo ah Hogaamiyaha howlaha Guud ee Doowlada Kenya.
Read More »