Featured

Reer Jig Jiga oo Qadro Daahir hees uga oysiiyay (Video)

0 Visits: 4574 | Thursday September 12, 2013 - 22:11:49
Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah kana tirsaneyd Hoboladii Qaranka Waaberi Khadra Dahir Cige oo bartamihii bishii Agoosto si diiran loogu soo dhoweeyay xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayay fannaanada ay ka dhacday halkaasi ay ka ilmeysay.

Read More »

Kufsigii ay geysteen AMISON Xaguu ku danbeeye? Dhageyso Hadalkii Drs.Maryan Qaasim

0 Visits: 2695 | Wednesday September 11, 2013 - 23:20:00
Bishii hore ayey aheyd markii kufsi loo geystay haweeney soomaaaliyeed lagu eedeeye ciidamada AMISON ayadoona dowladda fidraalka soomaaliya ay sheegtay in ay wax ka qaban doonto.

Read More »

Hiba Nuura oo Farxad la Ilmeesay Video+Sawiro

0 Visits: 2176 | Tuesday September 10, 2013 - 20:27:50
Hiba Nuura ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyay Mas'uuliyiin, Fannaaniin iyo qeybaha bulshada, waxaana imaansha fannaanada ay ka danbeysay casuumaad uu Maamulka Gobolka Banaadir u fidiyay Fannaaniin ay ka mid tahay Hiba Nuura.

Read More »

Sangub iyo Saado oo wacdaro kadhigay Barlamanka Somaliya

0 Visits: 4146 | Tuesday September 10, 2013 - 20:12:59
Abwaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamud Cabdulaahi Ciise Sangub ayaa wacdaro ka dhigay kalfadhigi baarlamaanka Soomaaliya ee Maanta iyadoo sidoo kalena ee bar bar taagneed Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed ahna Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya Saado Cali Warsame

Read More »

Sanad Kadib Maxa Kafulay Qodobada Madaxweynaha + cod

0 Visits: 1757 | Tuesday September 10, 2013 - 09:34:47
Madaxweynaha dowladda Fidraalka soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii ladoortay halsano kadib waxaa maanta loo dabaal dagayaa doorashadiis ayadoo ay taagan tahay su aalo farabadan uu ay kamid tahay:

Read More »

Midawga Africa iyo Yurub oo sheegay in ay dowladda ka taageerayaan amaanka

0 Visits: 1460 | Sunday September 08, 2013 - 13:48:19
Ururadaan ayaa waxa ay si isku mida usheegeyn in ay dowladda fidraalka soomaaliya ay ka taageerayaan sugida amaanka magaalad muqdisho

Read More »

Madaxweyne xasan Sheikh: "Waa in Al-shabaab hal-dhinic looga soo wada jeystaa"

0 Visits: 1706 | Sunday September 08, 2013 - 13:48:19
Madaxweynaha dowladda fidraalka soomaaliya ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in hal-dhanac uga soo wada jeystaan Al-shabaab oo ku sheegay in ay yihiin kooxo cadaw-ku ah dowladda iyo shacabka soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha oo Casho Sharaf u sameeyey ka qeybgalayaashii Shirka Siyaasadda (Sawiro)

0 Visits: 2015 | Saturday September 07, 2013 - 01:58:37
Muqdisho 07 September 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyey ka soo qeybgalayaashii Shirka Siyaasadda oo shalay lagu soo gabogabeeyey Muqdisho

Read More »

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Beesha Celi Cumar ee Holand

2 Visits: 3158 | Friday September 06, 2013 - 20:33:00
DHAMAAN BEESHA CELI CUMAR EE KUNOOL QAARADA YURUB GAR AHAAN WADANKA HOLLAND WAXAA LA OGEYSIINAAYAA IN UU DHICI DOONO SHIR LOOGA ARINSANAYO ARIMAHA BEESHA CELI CUMAR EE KUNOOL WADANKA HOLLAND WAXAANE LA WAR GALINAAYAA IN DHAMAAN INTII ARAGTAA QORAALKAAN AMA MAQASHAA EE KUNOOL WADANKA HOLLAND EEY KASOO…

Read More »

VIDEO, Sir badan lagu kashifay uu soo bandhigay Abuu Mansuur Al-Amriiki

0 Visits: 1615 | Friday September 06, 2013 - 19:01:43
waxa wili si isdaba joog ah usoconayo muuqaalada iyo wararka la xiriiro Abuu Mansuur Al-Amriiki oo sida uu xaqiijiyay isaga baxay ururka Alshabaab.

Read More »

Video: Qaraxyadi caawa gil gilay Muqdisho iyo Warar kale oo muuqaal ah

0 Visits: 4295 | Wednesday September 04, 2013 - 20:30:12
Waa War deg deg ah oo kusaabsan qaraxyo caawa gil gilay Magaalada Muqdisho iyo warar kale oo xiiso leh By Wariye Rashka

Read More »

DAAWO VIDEO: Gabar Weriye ah oo ka sheekeyneysa canug looga dhalay kufsi loogu geystay Soomaaliya

0 Visits: 2767 | Tuesday September 03, 2013 - 15:54:19
Amanda Lindhout waa gabar weriye ah una dhalatay dalka Canada ayaa ka sheekeyneysa kufsi ay kula kaceen kooxo afduub ugu heystay wadanka Soomaaliya, iyadoo canug ku dhashay kufsigii ay kula kaceen kooxihii afduubtay inkasta oo markii dambe la sii daayay.

Read More »

Sirta Heshiiska dhax maray Dowlada iyo Axmed Madoobe !!

0 Visits: 1952 | Thursday August 29, 2013 - 12:27:37
Todobaad yadii lasoo dhaafay waxaa is qab-qabsi aana caadi aheyn kuu kasocday shirka kasoconaye Adis Ababa ee dalka Ethiopia kaa oo lagu hishiisiinaye Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe. Shalay waxaa si rasmi ah loo cadeeye in ay hishiiyeen Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe taa lagu sheegay barta…

Read More »

Laba nin oo kuwada heshiiyay iney isla guursadaan hal Gabar (Yaab)

0 Visits: 1501 | Tuesday August 27, 2013 - 12:16:07
Laba nin oo u dhalatay dalka Kenya ayaa ku heshiiyay inay isla guursadaan hal gabar oo ay shukaansanayeen iyagoo aan iska warqabin. Gabadhan ayaa xiriir la lahayd labada nin muddo afar sano ah.

Read More »

Camerada Madarka Hargeysa oo qabatay saacad qiimaheedu yahay $7000 oo laxaday

0 Visits: 2474 | Saturday August 24, 2013 - 09:47:59
adex cisho ka hor waxa madaarka Hargeysa lagu xidhay laba ka mid ah shaqaalaha ka hawl gala qalabka amaanka ee lagu baadho dadka ka dhoofaya kana soo degaya madaarka Hargeysa kadib markii Kamaradaha ku xidhan qaybta dadka lagu baadho soo saareen mid ka mid ah shaqaalaha Madaarka oo qaadanaya saacadda…

Read More »

DAAWO VIDEO Sida dadka Muqdisho ay nabadda u horumarinayaan

0 Visits: 2701 | Wednesday August 21, 2013 - 02:57:38
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay sameeyaan falal ay ku horumarinayaan amaba ku muujinayaa nabadda ka jirta caasimadda, iyadoo isgoysyada waaweyn lagu dhejiyay boorar ay ku sawiran yihiin in shacabku ay soo qabtaan kuwa dambiilayaasha ah.

Read More »

Tababarka K/Cagta caruurta yar yar oo Muqdisho ka furmay + Sawirro

0 Visits: 2174 | Sunday August 18, 2013 - 17:18:36
FIFA ayaa markii u horeysay muddo 20-sano ah Soomaaliya ka bilowday tababarka aasaasiga ee la xiriira horumarinta iyo xirfada Isboortiga, iyadoo ilaa sodon tababarayaal Muqdisho uga socdo tababar uu bixinayo Khabiir ka socda FIFA.

Read More »

Tv-ga Norway oo baahiyay Caruur uyaacday Dhiiga Nin latoogtay

0 Visits: 5261 | Sunday August 18, 2013 - 16:20:09
Tv-2-ga laga leeyahay Dalka NOrway ayaa waxa uu habeenki xalay sii daayay muuqaal laga duubay nin lagu magacaabo Aden Abdi Sheikh oo malinti shalay lagu toogtay magaalada Muqdisho kaasi oo lagu soo eedeeyay dilka wariye ka shaqeynayay idaacadaha muqdisho oo sanad kahor lagu dilay Muqdisho.

Read More »

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo helay fursad qaali ah

0 Visits: 4026 | Monday August 12, 2013 - 16:56:59
Garoonka Diyaaradaha MUqdisho ee Aadan Aadde International Airport ayaa marki ugu horeesay waxa uu nasiib uyeeshay inuu yeesho shabakad ugaar ah isla markanaa si online ah howlaha garoonka loogala socon karo.

Read More »

Buugi Jubaland baalki ugu dambeeyay maanta ayaa la rogay (W/Q: Dr. Axmed Xalaal)

0 Visits: 1213 | Saturday May 25, 2013 - 12:56:20
Bismillaah, arimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto, sidoo kale maamulka kumeel gaarka ah ee Kismaayo wuxuu ku shaqeynayay si taxadar iyo feejignaan ku jirto,…

Read More »