Madaxweyne xasan Sheikh: "Waa in Al-shabaab hal-dhinic looga soo wada jeystaa"

0
Sunday September 08, 2013 - 13:48:19 in Wararka by
  • Visits: 1730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne xasan Sheikh: "Waa in Al-shabaab hal-dhinic looga soo wada jeystaa"

    Madaxweynaha dowladda fidraalka soomaaliya ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in hal-dhanac uga soo wada jeystaan Al-shabaab oo ku sheegay in ay yihiin kooxo cadaw-ku ah dowladda iyo shacabka soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda fidraalka soomaaliya ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in hal-dhanac uga soo wada jeystaan Al-shabaab oo ku sheegay in ay yihiin kooxo cadaw-ku ah dowladda iyo shacabka soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa yiri: " Waa in ay is-kaashadaan hey'adaha amniga iyo shacabka si loo xaqiijiyo amaanka Magaalada muqdisho" asagoona intaasi raacsaday in ay shacabka soomaaliyeed ka heystaan taageero islamrkaana fursad ay u tahay dowladda iyo shacabkuba sidii ay iskula shaqeyn lahaayeen.

Xasan sheikh aya tilmaamay in aan loo dulqaadan doonnin dhibaateynta shacabka soomaaliyeed kuwaa oo ay geesanayaan Al-shabaab.

Hadalka madaxweynaha uu maanta baaqa ugu jeedinayo shacabka ayaa waxa uu imaanayaa xilli shayto ay magaalada ka dhaceyn qaraxyo dad farabadan ay ku geeriyoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeyn.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip