Sanad Kadib Maxa Kafulay Qodobada Madaxweynaha + cod

0
Tuesday September 10, 2013 - 09:34:47 in Wararka by
  • Visits: 1794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanad Kadib Maxa Kafulay Qodobada Madaxweynaha + cod

    Madaxweynaha dowladda Fidraalka soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii ladoortay halsano kadib waxaa maanta loo dabaal dagayaa doorashadiis ayadoo ay taagan tahay su aalo farabadan uu ay kamid tahay:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Fidraalka soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii ladoortay halsano kadib waxaa maanta loo dabaal dagayaa doorashadiis ayadoo ay taagan tahay su aalo farabadan uu ay kamid tahay:


 

Maxuu qabtay madaxweynaha hal-sano kadib?

Maxaase ugu hergalay qodobadii gaaraye ill 6-da qobod oo uusheegay in uu xooga saarayo?

 

Su'aalahaani ayaa mar aan lasheekeystay qaar kamida shacabka ayaa waxa ay sheegayaa in uusan wax kaqaban qodobadii uu sheegay madaxweyn naha oo ugu horreysay Amaanka, islamarkaan magaalada Muqdisho Amni darro la sii tiiceyso, halka kuwa kalana ay sheegayaan in maxadweynaha uu intii garaadkiisa ahaa uu qabtay islamrkaana uu muujiye karti dheeraad ah loona baahan yahay in madaxweynaha waqti lasiiyo si uu u dhameystiro waxa dhiman.

 

Hal- sano kadib markii ladoortay madaxweynaha dowladda fidraalka soomaaliya waxaa muqdisho ka dhacay is badallo badan kuwaa oo isugu jira hor mar iyo hoos u dhac intaba oo lama dhihi karo hal dhinac ayuu jiraa madaxweynaha, waxaana sanadkaan gudahiisa la joojiyay sida xasuusan yaahy gar-garkii la bixin jireyn dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee la howl-gili jiray guud ahaan dalka soomaaliya magacoodana loo soo gaabiyo (MSF), iyo sidoo kale dhan hormarka dalka laga taaban karaa mashruucyada dib u dhisida dalka ka billaawday iyo waliba mashruucii ugu danbeeye ee aada dugsiyada oo dowladu hormarinta ay gaartay kamid ahaa ayadoo taa ay jiro waxaa hadana barbar socoday hoos u dhac dhanka amaanka ah ayadoo magaalada ay ku bateen qaraxyada.

 

C.llhi dayax Shabakada warsheekh Xafiiska muqdisho

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip