Maqaallo

Waxgaradka Beesha Celi Cumar oo socdaal kumaray degaanadu beesha degto (Warbixin+Sawiro).

0 Visits: 4026 | Sunday March 13, 2016 - 03:34:42
Gudi ka kooban Culimada, Aqoonayahanada, Dhaqanka, siyaasiyiinta, Haweynka iyo dhalinyarada ayaa waxey socdaal taariikhi ah ee ku mareen dhamaan deegaanada ee beesha degta ee gobolka Shabeelada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.4aad

0 Visits: 2581 | Tuesday March 08, 2016 - 00:31:14
Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , waxaa jiray Cabsi xoog ah oo ay saraakiisha Ammaanku ka qabeen inay Ruushanku Xuduud beenaadka soo dhaafiyaan…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.3aad

0 Visits: 2106 | Monday March 07, 2016 - 00:31:14
Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa'ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa , hawl dhamaad ah ayaa la doonayaa inaad dhamayso…

Read More »

Garo Geesigaaga

0 Visits: 1833 | Monday March 07, 2016 - 00:25:12
Waxaan qirayaa geesinnimada ciidankii naftood hurayaasha ahaa ee baabuurtii qaraxyada siday fashiliyay daqiiqadihii ugu dambeeyay inta aanay gaarin bartilmaameedka ay doonayeen in ay qarxiyaan Jimcihii 26 Febraayo.

Read More »

Magacya Badanaa!

0 Visits: 2345 | Monday March 07, 2016 - 00:24:10
Wuxuba waa wada Lacag .Hadana meesha ay ka howgaleeyso ayeey magac kale ku qaadataa…..haddii Dowladu kaa qaadeeyso waa CANSHUUR, Haddii la aroosayo waa SOORYO, Haddii la isfurayo waa MAHAR, Haddii culuma la siinayo waa SIYAARO, Haddii xildhibaan shiiday la siinaayo waa MOOSHIN, Haddi madax la dooranaa…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.2aad

0 Visits: 2449 | Sunday March 06, 2016 - 00:31:14
Quraacdii ayaan waxaa isku aragnay Ergaygii Liibiya waxaan xoogaa isla xamanay Falastiiniyiinta iyo sida ay dawladaha carbeed uga dahsoon yihiin xubnaha u adeega Moosaad ( Laanta Sirdoonta Yuhuudda ) isla markaana looga shaqaalaysiiyay xafiisyada muhiim ka ah , Liibiyaanku wuxuu iila sheekaysanayaa…

Read More »

Ma Ogtahay Madaxweyne

0 Visits: 1795 | Saturday March 05, 2016 - 00:31:14
Ma ogtahay Madaxweyne in la isweydiinayo sharciyadda ciidanka AMISOM ay ku joogaan dalka Soomaaliya keddib markii 2012kii uu ka dhacay ogolaanshihii ay ku joogeen Soomaaliya ee Soomaalidu la saxiixatay.

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.1aad

0 Visits: 2402 | Saturday March 05, 2016 - 00:31:14
Waxaan ka dhoofay Xamar Diseember horaanteedii 1977 dii waxaan u dhoofay Abidjan, Saaxil Al-Caaj , anigoo sii maraya Nayjeeriya oo ku diga roganayo, ujeedka socodkayga ma ahayn inaan ka qayb galo dabaaldagga maalinta Qaranka ee dalkaas ee wuxuu taliyaha laanta nabad suggidda oo shaki wayn ka qabay hufnaanta…

Read More »

Yaad ku haleeyneysaa Dhismaha wadada iskuxirta Xamar iyo Hobyo?

0 Visits: 2691 | Saturday February 20, 2016 - 00:34:22
Waxaa jiro dadaal muddo dheer soo socday oo lagu doonayo in lagu dhiso wadada isku xirto Muqdisho iyo Hobyo si dadka kunool Gobolada Sh/dhexe, Galgaduud iyo Mudug u helaan waddo ey isaga gudbaan, adeega ay ubaahan yihiine uu ugaaro, waxaa yadadiilo leh in injineeradii howshaan soo waday mudo sanad ah…

Read More »

Dood Xasaasi ah oo kadhalatay Wariye Soomaaliyad ah oo madaxa qaawisay

0 Visits: 1696 | Saturday February 20, 2016 - 00:34:22
Fiidiyow aan ku sharaxaynay doorashada dalka Uganda, ayaa dhaliyay dood badan oo meelaha qaar ka cabanayeen dhagaystayaasheena ku hadla afka-Soomaaliga.

Read More »

Yaa lunsaday dhaqaalihi lagu dhisi lahaa Wadada Jeneral Daa'uud ?

0 Visits: 1698 | Saturday February 20, 2016 - 00:34:22
Waxaa dib u soo laba kacleeyay fadeexadii hareysay shaqsiyaad lunsaday lacag dhan 4 Milyan Dollar oo ay iska soo ururiyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed si loogu dayactiro wadada dheer ee lagu magacaabo Jan. Daa'uud.

Read More »

SHIRKII KISMAAYO: SIDAAN KUUGU LISAY IIGUMA AAD HAMBAYN

0 Visits: 1879 | Saturday January 23, 2016 - 03:26:02
SHIRKII KISMAAYO: SIDAAN KUUGU LISAY IIGUMA AAD HAMBAYN Qore: Ahmed-nur Mohamed E-mail axmednuur59@gmail.com Muqdisho, 20/01/2016

Read More »

Badbaadiya Baddeenna (Gabay) W/Curiyey Axmed Sh. C/laahi Faarax (Cag-Madhige)‏

0 Visits: 2756 | Saturday January 23, 2016 - 03:26:02
Gabaygan Waxa uu soo baxay 14-nov-2015, waxaa curiyey Axmed Sh.C/laahi Faarax (Cag-Madhige), Waxa uu gabaygu ka hadlayaa badda soomaaliya oo la damacsanyahay in laga iibiyo dalka kenya. Ka Bogosho Wacan:

Read More »

Qoyskii Reer Waranle, W/Q: Ibraahiim Cawil Cali Cuuke

1 Visits: 2228 | Tuesday January 19, 2016 - 01:16:29
Cirku Waa Jiq Oo Doc Waliba Daruur Baa Kaga Teellan, Waa Xilli Casar Gaabad Ahoo Cadceeddu Sii Dhacayso, Waa Nur (Xilli Roobaad) Oo Si Wacan Roobka Loo Sugayey, Waxaa Bilaamay Galabtaas Roob Inkastoo Tiixtiixayo Aanse Shuux Dhaafsanayn, Dhulkuna Waa Angagan Yahoo In Badan Buu Barwaaqiyo Biyo Dhawrayey,…

Read More »

Maxaa ka dhacay gogoshi loogu xafladeeyay sanadguuradi labaad ee Madaxweyne Gaas markuu xukunka Puntland uu qabtay?

0 Visits: 2043 | Monday January 11, 2016 - 02:44:46
Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay ku ekeyd hunguri shaqsiyadeed, iyagoo helikara mid mansab oo macna iyo hunguri gobeedba siin kara, ayaa nimanka gogosha xafladda u fidsaneyd garanwaayeen dhowrista maamuuski maritda iyo weynaaneyntodaba laakin u baxay faan iyo hadalo deel qaaf ah…

Read More »

Muslimka iyo Yuhuudda India.

0 Visits: 1986 | Thursday January 07, 2016 - 00:00:11
India, inkasta oo khilaaf ba'ani uu marmar ka dhex dhaco, haddana dadka India ee diimaha kala duwan waxaa ku badan dulqaadka. Magaalada Kolkata oo xarun u ah Gobolka West Bengal oo ay ku nool yihiin in ka badan 90 malyan oo ruux, waxaa 250 sano ee u dambeeyay ku dhex noolaa dad Yuhuud ah oo ka soo…

Read More »

Feejignaanta Wariyayaasha iyo Bartilmaameedsiga Argagixisadda. W.Q:- Abdiaziz Mohamud Guled"Afrika"

0 Visits: 1859 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:46
Argagixisaddu waxay tiro ka 4 jeer Qaraxyo la bartilmaameedsadeen Wariyayaal. taasoo ah fariin ay doonayaan inay ku aamusayaan Warbaahinta Somalia, markii ay iska diideen Wariyayaashu inay uga tagaan Mihnadooda Dilalka ay mudada dheer la daba joogeen Argagixisaddu si Kali Kali ah ay ugu bartilmaameedsan…

Read More »

Doorashada 2016 sida ugu cadaalad san ee xildhibaanada loosoo xuli karo(Qormooyin iyo Aflaam)

0 Visits: 2368 | Sunday December 27, 2015 - 10:57:33
Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 loosoo xuli karo 2) Aflaam

Read More »

"Dalkaa lagugu heystaa!! (Maanso) W/Curiyey: Abwaan Ladane Cabdi."‏

0 Visits: 3374 | Sunday November 15, 2015 - 00:04:00
Maansadan waxaa la dhahaa 'Dalkaa lagugu heystaa' waxaa curiyay abwaan Cabdulaahi Cabdi Xasan (Ladane).

Read More »

WAA MAXAY SABABTA MARKII BISHA Mowliid LA GAARO DADKA QAARNA U FARXAAN QAARNA U NAXAAN?? (Maqaal Faaido badan)

0 Visits: 3115 | Monday August 31, 2015 - 22:33:21
Bismillaahi raxmaani raxiim, Markii lagaaro bisha Rabiicul-awwal ama Mowliid dadka qaar waa farxaan oo waxay sameeyaan Xaflado loo yaqaan Ixtifaaal ama Mawlid, Xafladda Mowliidku waxa ay ka kooban tahay 4 arimood sida uu ku cadeeyay Imaamu Suyuudi kitaabkiisa XUSNUL-MAQSID FII CAMALIL-MAWLID, 4-taas…

Read More »

Yaa Iibsaday Gobolka Shabeelada Dhexe?. (Warbixin).

0 Visits: 2404 | Sunday August 30, 2015 - 00:00:36
Tan iyo markii la shaaciyay in maamul goboleed loo sameen doono shacabka dega labada gobol ee deriska ah ee Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa waxa soo baxay guux xoogan oo arintaa la xiriiro.

Read More »

Xildhibaanka kursiga iibsadayooow gondahaaga ka day geeridii galbeed laga sheegay 'Laba waddo mid dooro'

0 Visits: 2031 | Saturday August 29, 2015 - 00:20:01
Golaha Baarlamaanka Federaalka oo jirsaday muddo saddex sano ah, isagoo qabtay howlo intooda badan dhaliilo aan la koobi karin ay ku wareegsan yihiin oo ku saabsan inuu ka gaabiyay hwolihii looga fadhiyay ayaa waxaa intaas oo dhan uga sii darnaaday culeyskii ugu weynaa ee soo food saaray kaddib guddoonka…

Read More »