Siyaaro

"Qeybta 2.aad", Siyarada Mashaa'iqda ee Magaalada London (Sawiro)

0 Visits: 3073 | Wednesday November 20, 2013 - 22:32:25
Waa Qeybti 2.aad Muuqaalada Siyaaradi masha'iqda ee lagu dhigay magaalada London ee daawasho wacan

Read More »

Magaalada London oo lagu soo gaba gabeeyay Siyaaraadka Masha'iqda (Sawiro)

0 Visits: 2298 | Monday November 18, 2013 - 21:48:28
Magaalada London ee caasimada wadanka Boqortooyada Ingiriiska ayaa waxa maalinimadi shalay oo taariikhda kubeegned 17/11/13 lagu soo gaba gabeeyay siyaaraadka Caalimiika Caarifiinta Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekha Cilmiga iyo wilaayada kadhaxlay ee curudkiisa ahaa Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman…

Read More »

Qatinka Siyaaraadka Mashaa'iqda ee Mowlaca Sheekh Muxumed ee D/ Kaaraan (Sawiro)

0 Visits: 3343 | Monday November 18, 2013 - 20:30:03
Waxa la guda galay gunaanadka iyo qatinka siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunnah Waljamaac , Sheekh C/raxman Sheekh Cumar (Al-Celiyi, Al-Qaadiri) iyo Sheekh Muxumed Sheekh c/raxman Sheekh Cumar oo qur'aan aqriska siyaaraadkooda uu socday ilaa iyo 14-bisha Arafo iyadoona lasoo gaba…

Read More »

Siyaaraadka Masha'iqda oo siweyn loogu Dhigay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 3529 | Sunday November 17, 2013 - 16:22:12
Siyaaraadka masha'iqda Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman ayaa waxa maalinimadi shalay lagu dhigay magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.

Read More »

Qatinka Siyaaraadka Masha'iqda ee Konfur Afrika (Sawiro)

0 Visits: 2834 | Sunday November 17, 2013 - 13:34:32
Magaalada Capetown ee Wadanka Konfur Afrika ayaa waxa lagu soo gaba gabeeyay siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh maxamed Sheekh C/raxman.

Read More »

Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda ee Mowlaca Sh: Muxumed ee Deg-Kaaraan (Sawiro)

0 Visits: 3329 | Friday November 15, 2013 - 21:03:56
Waxa si habsami leh uga socda daafaha Caalamka Qur'aan aqriska siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar "Al Celiyi" iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar.

Read More »

Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda ee Masjidka Seylici ee Degmada Kaaraan (Sawiro)

0 Visits: 3818 | Friday November 15, 2013 - 21:01:34
Iminkana waxa halkaan idinku soo gudbineena Sawirada Masjidka Sheekh C/raxman Seylici ee degmada Kaaraan oo ay kasocoto Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda kusharafowday fidinta diinta islaamka ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman .

Read More »

Daawo Sawirada Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda (Sawiro)

0 Visits: 3359 | Thursday November 14, 2013 - 20:02:21
Waxa laguda galay sadexda maalin ee udambeeso siyaaraadka Masha'iqda soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman.

Read More »

Daawo Sawirada Banaanbaxa Bilowga Siyaaraadka Masha'iqda.

0 Visits: 4565 | Monday October 21, 2013 - 14:49:08
Waxa magaalada Muqdisho gaar ahaan Mowlaci Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman ee Degmada Kaaraan lagu qabtay banaanbixi Siyaaradka Mashaa'iqda gaar ahaan Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Read More »

Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda oo maalinti 3.aad (Sawiro)

0 Visits: 2903 | Saturday October 19, 2013 - 21:30:16
Waxa Maalinti sadexaad Gashay Qur'aan Aqriska SIyaaraadka Masha'iqda Caarifiinta ah Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman

Read More »

Maalinti Labaad ee Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Sh: Cabdi iyo Sh: Muxumed (Sawiro)

0 Visits: 2557 | Friday October 18, 2013 - 23:01:42
Waxa maalinti labaad gashay Siyaaraadka labada SHeekh ee is dhashay Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman iyadoo qur'aan aqriska siyaarada uu kasocda Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan

Read More »

Siyaradka Sh: C/raxman Sh: Cumar & Sh: Max'ed Sh: C/raxman oo si rasmi ah Muqdisho looga bilaabay (Sawiro)

0 Visits: 2695 | Thursday October 17, 2013 - 22:12:12
Maanta oo ah maalinimo Khamiis ah kuna beegan 12-Bisha Dulxaj/Arafo ee Taariikhda Hijriyada Dhinaca Miilaadigane Ay ku beegneed 17/10/2013 ayaa waxa si rasmi ah magaalada Muqdisho laga bilaabay Xuska Caarifiintii weynaa ee kusharafoobay fidinta diinta islaamka Sh C/raxmaan Sh Cumar (Sh Cabdi Celi) iyo…

Read More »

Somalida kunool Islii Nairobi oo si cajiib ah uciiday (Sawiro)

0 Visits: 2769 | Thursday August 08, 2013 - 22:48:30
Soomaalida kunool wadanka Kenya oo qeyb ka ah muslimiinti maanta udabaal degtay munaasbada ciida ayaa waxaanu sawiro idinkaga soo xulnay qaar kamid ah Soomaalida kunool xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Halkaan Hoose kadaawo Sawiro aad uqurux badan

Read More »

Xaflad Qur’aan Qatin ah oo lagu qabtay magalada London (Sawiro)

0 Visits: 2918 | Friday July 05, 2013 - 00:36:38
Waxa marka taariikhdu aheyd 30-June-2013 magaalada London gaar ahaan South Eastka bisha June 30ka 2013 (22 Sha'baan 1434) lagu qabtey Xaflad lagu soo qatimayay qur'aan aqriski sanadki inasoo dhaafay ee aqrinayeen Jameecada Ahlusunah Waljamaac ee wadanka Ingiriiska.

Read More »

Siyaaradi Macalin Da'ud iyo Masha'iq kale oo lagu dhigay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 3321 | Wednesday June 05, 2013 - 21:12:00
Siyaaradaan lagu xusaayey Macalin Daa'uud Macalin Nuur iyo mashaa'iqada kale ee katirsan Culamaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca ayaa waxa ay socotay muddo saddax maalin ah iyadoo la aqrinayey qadmooyin Qur'aan aqris ah oo loo hadiyeynayo Shiikha iyo Mashaa'ikhda kale ee ayagana Xilligaan…

Read More »

Siyaradi Sadexda Sheekh ee canka aha oo lagu qabtay Stockholm Sweden (Sawiro)

0 Visits: 3373 | Monday May 27, 2013 - 21:00:08
Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden.

Read More »

Siyaaradi Sh: Cali Samatar oo si cajiib ah loogu dhigay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 4067 | Saturday May 25, 2013 - 14:10:08
Waxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay Siyaaradi Sheekhi weynaa ee culuma'udiinka Ahlusuna Waljamaac ee Soomaaliya Asaydi Sheekh Cali Samatar oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Nairobi oo ee horkacayaan Jameecada reer Sheekh Yuusuf Direed oo uu horkacayo…

Read More »

Daawo Sawiro + Video Siyaaradi Sheekh Cali Canbar ee Nairobi

1 Visits: 2773 | Wednesday May 22, 2013 - 14:57:01
Magaalo madaxda Dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxa lagu qabtay siyaaradi Caalimki Weynaa ee Soomaaliyeed Sayidina Sheekh Cali Canbar iyadoo xuska Sheekhana ee kasoo wada qeybgaleen Jameecaadka Ahlu Looboge iyo guud ahaan Jamaeecaadka Ahlu Dariiqa oo ee horkacayeen jameecada reer Sheekh C/raxman sheekh…

Read More »

Siyaradi Sh: Ax’ed Gabale oo siweyn logu Xusay Xaggardheer (Sawiro)

0 Visits: 4357 | Saturday May 04, 2013 - 21:36:14
Siyaaro si,weyn loo agaasimay ayaa kadhacday xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya gaar ahaan xarunta weyn Sheekh Axmad Gaballe ee Xaggardheer

Read More »

Siyaaradii Sh. Cabdulqaadir Jilaani oo lagu qabtay Stockholm (Sawiro)

0 Visits: 4346 | Tuesday April 30, 2013 - 07:42:46
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden Hamiinkii Sabtida ahayd ka dhacday siyaaradii Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani .

Read More »

Siyaradi Sh: Xasan Qoryoley oo siweyn logu Xusay Kenya (Sawiro)

0 Visits: 8491 | Wednesday April 17, 2013 - 08:43:27
Magaalada Makiino Road ee wadanka Kenya oo ah magaalo ee ku badan yihiin xarumo diineed oo ee kuleeyihiin Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xuski weynaa ee Shiikheena Sheekh Xasan Macalin Cabdi Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Sheekh Xasan Qoryooley.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Musdafal Qaadi oo lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 3489 | Tuesday April 02, 2013 - 00:12:22
Jameecada reer Sheekh Maxamed Nuur Macalin Luqdaam ayaa waxey magalaada Nairobi dalka Kenya kuqabteen Xuska Sheekha weyn ee Ahlusuna Waljamac Sheekh Mudafa Alqaaci.

Read More »