Tahniyad

Jaaliyada Somalida Holand oo Tahniyad Dhalasho Direeso

0 Visits: 3382 | Friday January 22, 2010 - 16:57:57

Read More »

Tahniyad Dhalasho C/raxman Xaji C/llaahi & Sahro Jimcaale oo Wiil Ugu Dhashay Deg-Warsheekh

0 Visits: 1739 | Friday January 22, 2010 - 11:28:25
Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh.

Read More »

tahniyad Meher farxad leh Arooska iyo Aroosada Xuseen Max,uud Faras (faras dheere) & Fartuun Dhicisow Cali (filsan)

0 Visits: 2495 | Saturday January 02, 2010 - 17:57:46
Waxaan tahniyad Meher farxad leh hawada u marinaynaa Arooska iyo Aroosada kala ah Xuseen Max,uud Faras (faras dheere) & Fartuun Dhicisow Cali (filsan) oo todobaadkaan gudahiisa maharkoodu dhacay dalka somalia gaar ahaan caasimada dalkayna hooyo ee muqdisho

Read More »

(TAHNIYAD AROOS) Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo

0 Visits: 1846 | Monday December 28, 2009 - 23:30:21
Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa Reerkii…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh, Ax’ed Sh: Abukar & Sacdiyo Sh: Cisman oo wiil Ugu dhashay Degmada Warsheekh

0 Visits: 2757 | Thursday December 10, 2009 - 22:10:46
Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Axmed Sheekh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sheekh Cisman oo wiil ugu dhashay Degmada Warsheekh wiilkaas oo loo bixiyay Maxamed Axmed Sheekh Abuukar waxana la leeyahay soo bar baar.

Read More »

Tahniyad Dhalasho farxad leh, Macalin Xasan Max'ud C/lle (M.Xusuley) iyo Aamina Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia

0 Visits: 1912 | Sunday December 06, 2009 - 21:59:15
Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Xasan Max'uud C/lle oo loo yaqaano Macalin Xusuley iyo Aamino Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis-abab wiilkaa oo loo bixiyay Muscab Macalin Xasan Max'uud C/lle (M.Xusuley) waxana la leeyahay soo bar…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh, C/raxman Qoordheere iyo Sacdiyo Macalin Da’ud oo wiil Ugu dhashay Cariga Ingiriiska.

0 Visits: 3222 | Monday November 23, 2009 - 23:37:02
Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Maxamed Cali oo kumagac dheer Qoordheere iyo Sacdiyo Macalin da'ud oo wiil ugu dhashay Cariga Ingiriiska wiilkaas oo loo bixiyay Cabdimajiid C/raxman Qoordheere waxana la leeyahay soo bar baar.

Read More »

Tahniyada Arooska iyo Aroosada kala ah C/llahi Xaaji Shariif Cali iyo Deeqo Ahmed Cismaan (zubeyr) arooskooda ka dhacay magaalada cape town ee wadanka south Africa

0 Visits: 2923 | Tuesday November 10, 2009 - 17:36:36
waxa tahniya farxad leh hawada u marineynaa arooska iyo aroosada kala ah c/llahi xaaji shariif cali iyo deeqo ahmed cismaan (zubeyr) arooskooda ka dhacay

Read More »

Waxaan tahniyad aroos farxad leh hawada u marinaynaa arooska iyo aroosada kala ah C/laahi muxumed nuur iyo xamdi max,uud faras

0 Visits: 2833 | Thursday October 29, 2009 - 17:49:07
Waxaan tahniyad aroos farxad leh hawada u marinaynaa arooska iyo aroosada kala ah c/laahi muxumed nuur iyo xamdi max,uud faras oo nikaaxooda todobaadki hore ka dhacay dalka somalia gaar ahaan maagaalada tan muqdisho

Read More »

Tahniyada Arooska iyo Aroosada C/qaadir Sh: Ibraahim & Aroosada Deeqo Cali.

0 Visits: 3529 | Tuesday October 27, 2009 - 07:13:12
Waxa tahniyad aroos farxad leh hawada loo marinayaa arooska iyo aroosada C/qaadir Sheekh Ibraahim iyo Deeqo Cali oo ku aqal Galay degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Tahniyad Aroos Farxad leh Maxamed Xasan Bakistaan & Ayaan Axmed Maxamed oo ku aqalgalay S/Afrika

0 Visits: 2215 | Tuesday October 13, 2009 - 17:04:15
dhamaan dakaan hoos ku qoran waxey tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan arooska iyo aroosda maxamed xasan maxamed shiikh bakistaan iyo ayaan axmed maxamed oo aqal galkoodu ka dhacay hool ku yaala magaaalada Johsbrg ee wadanka koofur africa

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh, Siid Abuukar Xasan Gurey.

0 Visits: 1966 | Wednesday August 05, 2009 - 12:26:15
Waxa Tahniyad dhalasho oo qiimo badan halkaan looga diraya aabe Xasan Maxamud Xusen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo Wiil ugu dhashay Degmada Warsheekh ee G/Sh/Dhexe.

Read More »

Hanbalyo Caruuska Cabdirisaaq Jaamac (jumaican) & Caruusada Raxma Xuseen Xaashi

0 Visits: 2111 | Friday July 31, 2009 - 20:10:16
Hanbalyo Hanbalyo Waxaan halkan uga hanbalyeeynaynaa labada caruus Caruuska Cabdirisaaq Jaamac Xuseen (jumaican) Caruusada Raxma Xuseen Xaashi oo aqalgal koodu ka dhacay Cariga ingiriiska magaalada london 25/07/09 Waxaan leenahay wiil iyo caano iyo gabar iyo caano

Read More »

Tahniyada Meher, Maamulka Shabakada Warsheekh Oo Tahniyada Udirayo Gudoomiyaha SOJASA Max’ed Muuse (Deeq Darajo) & Xaliimo Sacdiyo (Dheeman)

0 Visits: 2659 | Monday May 25, 2009 - 15:38:27
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Gudoomiyaha Ururka SOJASA Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo) iyo Xaliimo Sacdiyo Xuseen Yoonis (Dheeman) oo dhawaan Meherkooda uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia

Read More »

Tahniyada Arooska Gud, Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee K/Africa. (SOJASA)

0 Visits: 5092 | Saturday May 23, 2009 - 22:29:43
Waxa Tahniyad Meher Farxad leh Halkaan ka dirayo Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo tahniyad farxad leh udiraya Gudoomiyaha Ururka suxufiyiiinta Soomaaliyeed ahna Wariyaha Shabakada Warsheekh ee Wadanka Kowfur Afrika. Waxa Tahniyada Tan lamid ah Diraya Wariyayaasha Soomaaliyeed…

Read More »

TAHNIYAD Arooska & aroosada salaad max,ed ow cali safiyo max,uud (faras) oo Nikaaxoodu ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 2312 | Sunday April 19, 2009 - 12:48:41
TAHNIYAD arooska & aroosada salaad max,ed ow cali safiyo max,uud (faras) oo Nikaaxoodu ka dhacay magaalada muqdishoTAHNIYAD arooska & aroosada salaad max,ed ow cali safiyo max,uud (faras) oo Nikaaxoodu ka dhacay magaalada muqdisho

Read More »

Tahniyada Arooska & Aroosada, C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka) & Shukri Max'ud Max'ed (Daawo-Sawiro)

1 Visits: 3510 | Saturday February 28, 2009 - 12:14:58
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka) & Shukri Max'ud Max'ed (Shukri Jeejeeste) oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho

Read More »