Jaaliyada Somalida Holand oo Tahniyad Dhalasho Direeso

0
Friday January 22, 2010 - 16:57:57 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somalida Holand oo Tahniyad Dhalasho Direeso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

   
waxaan u hambalyo & bogaadin u direynaah
cabdiraxmaan xaaji cabdulaahi  & sahro jimcaale maxamed oo wiil ugu dhashay wadanka somaliyo gaar ahaan gobolka shabeelaha dhexe  dagma deemeedka warsheekh waxaa diraayo hambalyad culimada ahlusunna waljameeca ee wadanka nadarlan &  aqoonyahanada &
 
1 sheekh muuse cade
2 sheekh cale kulmiyeh
 3 sheekh xasan sheekh axmed sheekh cumar
4 maxamuud daacad
5 axmed maxamuud /injineer
6 cabdikariin  xuseen watiir
7 cabdulaahi xasan / sheekha 
8 ibraahim xaaji cumar halaf
9 maxaadeey muxumad maxamuud
10 maxamuud maxamed cumar sheekh
11 c/raxmaan  maxamed cumar sheekh
12 sahro xasan /sahro cadeey
13 duniyo cabdu qaadir /maamada
14 salaado laashin
15 farxiyo cabdulahi xaaji
 
 
 
   dhamaan dadkaas waxeey tahniyad hawada u marsiinaayaan
  c/raxmaan xaaji cabdulaahi & sahro jimcaale maxamed oo dhawaan wiil ugu dhashay degmada warshekh wiilkaas o loo baxshay   sid cumar c/raxmaan xaaji  cabdulaahi    waxaan lee nahay soo barbar kii walidkiis
& dadka & diinta wax tara ilaahey hakaa dhigo ayaan lee nahay aamiin aamiin aamiin aamiin

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip