
Hambalyo Meher
1. C/risaaq C/laahi Maxamed (indhajaceyl)
2. C/qaadir Axad Dhaqane (Axad)
3. Cusmaan Xasan Cali (Fantastic)
4. C/nasir Axmed Sh. Bashiir (Saxansoxo)
5. Zakariye Xaaji Xasan (Zaki)
6. Hanad Maxamed Xuseen (Hanad yare)
7. Gacal Ayman Gacal (Ayman Cade
8. C/laahi Xaaji Maxamed (Xudduu)
9. C/qaadir Maxamed Cali (Baakaay)
10. Hanni Maxamed Jigre (Geenyo)
11. Naciimo Maxamed Cali (Nimca luul)
12. C/karim Mursal Faarax (Brother)
13. Maxamed Nuur Warsame (Keyfane)
14. Maxamed Ismaaciil Maxamed
15. Saciid Cabdule Xerow (Xerow)
16. Faarax Daahir Celmi (Faarax Hiiraan)
17. C/raxmaan Nuur Jillay (Bashaash)
18. Maxamed Xaaji Xuseen (Xaaji Tahriib)
19. C/laahi Ibraahin Dasar (Xoogsade)
20. Maxamed C/raxman Axmed (Saxafi)
21. Ismaaciil Turki
22. Daahir Maxamed Khaliif (Daahir Baana)
Dhamaan Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee ku sugan dalka K/africa waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Gudoomiyaha Ururka SOJASA Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo) iyo Xaliimo Sacdiyo Xuseen Yoonis (Dheeman) oo dhawaan Meherkooda uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia.
Waxayna dhamaan Saxafiyiinta iyo asxaabta tahniyadan diraysa ay leeyihiin naga dedejiya Arooska dee xalwada waanu sugi la’ nahaye. Aamina ducada waa dhankaada
Tahniyada Arooska Gud, Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee K/Africa. (SOJASA)
Waxa Tahniyad Meher Farxad leh Halkaan ka dirayo Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo tahniyad farxad leh udiraya Gudoomiyaha Ururka suxufiyiiinta Soomaaliyeed ahna Wariyaha Shabakada Warsheekh ee Wadanka Kowfur Afrika. Waxa