Featured

Maxaa kala socotaa Xaalada Degmada Raage Ceele (Sawiro)

0 Visits: 3203 | Sunday March 13, 2016 - 00:20:42
Degmada Raage Ceele oo ka mid ah degmooyinka gobolka Sh/dhexe una xigta dhinaca Waqoyi Bari caasimada dalka ee Muqdisho 120 km, ayaa dadka ku nool waxaa haatan soo wajahay xaalado adag oo dhinaca nolosha ah iyadoo dadka ku nool degmadaasay u badan yihiin xoolo dhaqato,beeraley iyo ganacsato.

Read More »

Maxaa sababay guranka Wabiga Shabeele (Sawiro)

0 Visits: 3631 | Sunday March 13, 2016 - 00:08:42
Wabiga Shabelle oo mara gobolada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu guro oo biyo laga waayo, kadib markii toddobaadyadii la soo dhaafay uu wabigu bilaabay in uu biyo yareeyo.

Read More »

Xarun diimeedka ugu weyn degmada Warsheekh oo dib loo furay + Sawirro

0 Visits: 1797 | Friday March 11, 2016 - 08:10:31
Xarunta Mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi ee degmada Warsheekh ayaa dib loo furay, iyadoona ay ka soo qeyb galeen munaasabad halkaasi ka dhacday culumaa'udiin iyo dadweyne fara badan.

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.4aad

0 Visits: 2581 | Tuesday March 08, 2016 - 00:31:14
Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , waxaa jiray Cabsi xoog ah oo ay saraakiisha Ammaanku ka qabeen inay Ruushanku Xuduud beenaadka soo dhaafiyaan…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.3aad

0 Visits: 2106 | Monday March 07, 2016 - 00:31:14
Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa'ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa , hawl dhamaad ah ayaa la doonayaa inaad dhamayso…

Read More »

Magacya Badanaa!

0 Visits: 2345 | Monday March 07, 2016 - 00:24:10
Wuxuba waa wada Lacag .Hadana meesha ay ka howgaleeyso ayeey magac kale ku qaadataa…..haddii Dowladu kaa qaadeeyso waa CANSHUUR, Haddii la aroosayo waa SOORYO, Haddii la isfurayo waa MAHAR, Haddii culuma la siinayo waa SIYAARO, Haddii xildhibaan shiiday la siinaayo waa MOOSHIN, Haddi madax la dooranaa…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.2aad

0 Visits: 2449 | Sunday March 06, 2016 - 00:31:14
Quraacdii ayaan waxaa isku aragnay Ergaygii Liibiya waxaan xoogaa isla xamanay Falastiiniyiinta iyo sida ay dawladaha carbeed uga dahsoon yihiin xubnaha u adeega Moosaad ( Laanta Sirdoonta Yuhuudda ) isla markaana looga shaqaalaysiiyay xafiisyada muhiim ka ah , Liibiyaanku wuxuu iila sheekaysanayaa…

Read More »

Goormee Caruurtaada guriga uga tagi kartaa? (Fariin Waalidiinta kunool Qurbaha)

0 Visits: 2044 | Saturday March 05, 2016 - 01:03:31
Adiga ayaa caruurtaada iyo qaangaadhkaaga da'da yar ka yaqaana cid kasta. Haddana waxa wali dhib noqon karta in la garto goorta ay diyaar u yihiin inay qaadaan mas'uuliyad cusub oo muhiim ah sida guriga oo ay kaligood joogaan. Marka aad ka fiirsanaysid go'aankan xusuuso inaad macluumaadka…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.1aad

0 Visits: 2402 | Saturday March 05, 2016 - 00:31:14
Waxaan ka dhoofay Xamar Diseember horaanteedii 1977 dii waxaan u dhoofay Abidjan, Saaxil Al-Caaj , anigoo sii maraya Nayjeeriya oo ku diga roganayo, ujeedka socodkayga ma ahayn inaan ka qayb galo dabaaldagga maalinta Qaranka ee dalkaas ee wuxuu taliyaha laanta nabad suggidda oo shaki wayn ka qabay hufnaanta…

Read More »

Xildhibaan Ismaciil Maxamed Muxidiin oo qorshe taageero badan helay hordhigay Barlamaanka Magaalada Trondheim ee Norway.

0 Visits: 2255 | Saturday February 20, 2016 - 03:11:00
Bogaga hore ee Jaraa'idada kasoo baxa dalka Norway ayaa mar qura waxa maanta lagu soo daabacay hindiso taageero badan kadhax dhaliyay mudanayaasha baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

Read More »

Beesha Celi Cumar oo soo bandhigtay Musharaxi ugu da'da yaraa ee xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya 2016.da (sawiro)

0 Visits: 5015 | Saturday February 20, 2016 - 02:30:17
Kulan-weyne aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Duubabka, Siyaasiyiinta, Culumaa'udiinka, Wax garadka, Aqoonyahanada, Ganacsatada, Haweenka, iyo Dhallinyarada beesha Celli Cumar ayaa maanta lagu qabtay Hotel Global ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Soomaaligii gabadha dilay oo la sheegay in uu waalan yahay

0 Visits: 1502 | Saturday February 20, 2016 - 00:34:22
Wiilkii Soomaaliga ah ee gabadha ku dilay magaalada Mölndal ee duleedka Göteborg bilowga bishii Janaayo ayaa dhaqaatiirtu sheegeen in uu waalanyahay. Dhaqaatiirta ayaa sheegay in xiligii uu ninkaan gabadha dilka u geystay iyo marka laga qaaday baaritaanka caafimaadka uu ahaa mid madaxa looga jiro.

Read More »

Wafdi Culus Uu Hogaaminayay Xildhibaan Qaasim Cali Nuur (Furdug) Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Warsheekh

0 Visits: 3231 | Monday February 15, 2016 - 09:00:10
Xildhibaan Qaasim Cali Nuur (Furdug) oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa socdaal shaqo ku yimid degmada, isagoo ay wehliyaan wakiilo ka socda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay soo dhaweeyeen…

Read More »

Sweden; Soomaalida diidmo ayaa la siinayaa, wadankooda ayaa lagu celinayaa

0 Visits: 2648 | Tuesday February 09, 2016 - 00:36:24
Wasiirka arimaha gudaha Sweden Anders Ygeman ayaa warbaahinta u sheegay in ay dowlada Soomalia kala hadlayaan dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee sharciga loo diiday. Wasiirka ayaa wargeyska Dagens Industri u sheegay in qaxooti badan oo Soomaali ah diidmo la siin doono balse ay dhibaato ka haysato…

Read More »

Sidee Saxafiyiintu u arkaan Go'aankii Maxkamada Sare ee NUSOJ ?

0 Visits: 1786 | Tuesday February 09, 2016 - 00:36:24
Axmed Ciise Guutaale "Haddi Xoog wax lagu Xukumi lahaa waxa joogi lahaa Dowladi Milateriga, iyo kuwii kale…

Read More »

Ujeedo soo gudbin go'aanka beesha Celli Cumar ee gobalka sh/dhexe.

0 Visits: 2557 | Tuesday January 19, 2016 - 00:26:19
Jamhuuriyada fedralka soomaaliya 05/01/2016 Ku: cida aay quseysa Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe. Shir aay si wadajir ah aay isagu yimaadeen beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe, falaqeyn kadib waxa aay isagu raacen in eey magacabaan gudiga dhaqanka iyo siyaasada oo…

Read More »

Alshabaab oo nolosha ku qabatay Askar Kenyaan ah (Xog Xasaasi ah)

0 Visits: 2294 | Monday January 18, 2016 - 01:36:45
Al-shabaab ayaa Bayaan ay soo saartay ku sheegay inay Nolosha ku qabatay 12 Askari oo ka tirsan Ciidamada Millateriga Kenyan ah, kuwaasoo ay sheegtay inay ku qabatay weerarkii ay ku qaaday saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-cadde.

Read More »

Muslimiinta kunool Oslo Norway oo isugu soo baxay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH)+Sawiro.

0 Visits: 2619 | Monday January 18, 2016 - 01:36:43
Culumaaudiin waawayn oo ka kala timidQaarada Yurub iyo dadwayne aad u farabadan ayaa ka soo qaybgalayMowliidka Nabiga SCW oo lagu qabtay Oslo shalay oo taariikhdu ahayd 09-01-2016.Mawliidka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jamaacatul Ahlu Suluuk Walchishqi Norway.

Read More »

Wax ka ogow Fashilka Shirka Kismaayo iyo Madaxda Soomaalida

0 Visits: 1681 | Monday January 18, 2016 - 01:36:43
Waxaa maanta soo gabagaboobay shirweeynihii qaran ee looga tashanayay aayaha Soomaaliya, kaa oo ay kasoo qeybgaleen madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Read More »

Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed oo Xaflad Qatinka Bisha Mowliid ku Qabtay Xarunta Sheekh Cisman Xidig ee Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3827 | Thursday January 14, 2016 - 01:40:13
Xaflad lagu soo qatimayay munaasabadihi taxanaha ahaa ee lagu weyneenayay dhalashada xabiibkeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Read More »

Xuska Dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) oo lagu qabtay Magaalada Dordrecht ee dalka Holand.(Sawiro)

0 Visits: 2448 | Tuesday January 12, 2016 - 03:13:23
Munaasabad lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) oo si wadajir ah ee usoo qaban qaabiyeen dhalinyarada ahlusunah waljamaac ee kunool magaalada Dordrecht ee dalka Holand ayaa lagu qabtay isla magaaladaasi.

Read More »

Maxaa ka dhacay gogoshi loogu xafladeeyay sanadguuradi labaad ee Madaxweyne Gaas markuu xukunka Puntland uu qabtay?

0 Visits: 2043 | Monday January 11, 2016 - 02:44:46
Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay ku ekeyd hunguri shaqsiyadeed, iyagoo helikara mid mansab oo macna iyo hunguri gobeedba siin kara, ayaa nimanka gogosha xafladda u fidsaneyd garanwaayeen dhowrista maamuuski maritda iyo weynaaneyntodaba laakin u baxay faan iyo hadalo deel qaaf ah…

Read More »