Maqaallo

Daawo ''Vedio'Zakariye Ismaaciil'' oo sheegay in uu Siyaasad Ku Biiri Doono''Wareeysi

0 Visits: 2047 | Wednesday May 20, 2015 - 11:38:57
Sarkaal horay oo Shabaab u qaabilsanaa dhanka Sirdoonka oo Dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay, ayaa markii ugu horeysay bixiyay Wareysi uu kaga hadlaayo arimo kala duwan. Maxaa kuugu qasbay inaad kasoo baxdo Alshabaab?

Read More »

Maamulka Sh/Dhexe oo Soo Bandhigay Qorshe Looga Hortagaayo Fahaadda Wabigga

0 Visits: 1435 | Thursday May 14, 2015 - 06:21:49
Shir jaraa,id ay maanta ku qabteen magaalada Jowhar masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu soo bandhigay lacag gaareysa (20.000 us Dollar) labaatan kun oo dolLarka Mareykanka oo ay soo direen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool caasimada labaad ee dalka Denmark.

Read More »

Xasan Shiikh oo ka Xanaaqay Wareysi uu Bixiyay Saaxiibkii iyo Dam-jadiid oo Laba Garab Noqotay''

0 Visits: 1880 | Monday May 04, 2015 - 10:07:24
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Waxaa uu ka Carooday Wareeysi uu Maalmo ka Hor Idaacadda BBC'da Laanteeda Af-Soomaaliga Sii Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Cabdikariin Xusseen Guuleed

Read More »

Suuqa Bakaaraha oo Saakay Bandoow ah

0 Visits: 2291 | Sunday April 12, 2015 - 06:41:55
Wararka Naga Soo Gaaraya Suuqa Soomaaliya Ugu Weyn Ee Bakaaraha Ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Saakay Aanu jirin Wax Ganacsi Ah oo ay Hakad Galiyeen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Axmed Maxamud Sh Axmed Yare

0 Visits: 7023 | Monday April 06, 2015 - 22:28:56
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Hooyo Mako Axmed Xuseen oo taariikhdu markey aheyd 18/03/2015 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Maxamuud Sh Axmed (Axmed Yare) waxaana laleeyahay Axmed…

Read More »

Madaxweyne Xasan oo la Kulmay Golaha Naafada Soomaaliyeed

0 Visits: 2149 | Monday March 23, 2015 - 13:29:23
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Wxaa auu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Qaar ka Mid Golaha Naafada Soomaaliy Kulanka Xasan sheikh Maxamuud uu la Qaatay Qaar ka Mid ah Golaha Naafada Soomaliyeed ayaa Waxaa uu Ujeedkiisu Ahaa Siddii Naafada Soomaaliya Looga Qeyb Kalin lahaa Siyaasada…

Read More »

Dhageeyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la kulmay Qaar kamid ah naafada Soomaaliyeed

0 Visits: 1560 | Monday March 23, 2015 - 13:29:23
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Wxaa auu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Qaar ka Mid Golaha Naafada Soomaaliy Kulanka Xasan sheikh Maxamuud uu la Qaatay Qaar ka Mid ah Golaha Naafada Soomaliyeed ayaa Waxaa uu Ujeedkiisu Ahaa Siddii Naafada Soomaaliya Looga Qeyb Kalin lahaa Siyaasada…

Read More »

Warka Gen muungaab ma maldahnee maxuu xildhibaan Kabowayne qonsaday?

1 Visits: 3028 | Monday March 16, 2015 - 02:47:22
Baryahaanbe waxaa socday ololo nin cuqdadeeysan wado, isla markaana uu ku maagayo siyaasiyiin, saraakiil ciidan, ganacsato, iyo waliba wariyayaal intuba oo hal reer kasoo jeedo, ujeedku maaha in loo jawaabo waayo waxaa layaqaan waxu uu yahay ama hadalkiisu waa dibi fadhi ka yeeray

Read More »

DUQA HALOO SHEEGO.

0 Visits: 3399 | Sunday March 01, 2015 - 02:52:16
Sida soomaalida u caadada ah waxaan jeclaystay in aan dhaliilo ama eedo guud ahaan dowladda gaar ahaan madaxweynaha,laakiin nasiib xumo wax walba ee aan ku eedi lahaa dad baa igala hormaray aniguna ma jeclaysan in wax horay loogu eeday aan hadana markale ku celsho ileen horay ayaa loo yiri WAR LAQABO…

Read More »

Dulmi Baaje (GABAY) W/Curiyey: Ibraahim Cawil Cali Cuuke. (Video)

0 Visits: 3406 | Sunday February 15, 2015 - 11:40:17
Curiye: Ibraahiim Cawil Cali Cuuke Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo marin jiray.

Read More »

QORSHAHA GABRE IYO GEEDI EE HIIRAAN IYO SHABEELLADA DHEXE!

0 Visits: 2881 | Sunday February 15, 2015 - 09:40:17
"Ninkaan waxa socda garankarin, waxa soo socdana ma garto"

Read More »

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q4AAD

0 Visits: 2223 | Wednesday February 11, 2015 - 12:56:41
Wiilkii wariyaha ahaa oo indhaha taagtaagayaa, ayaa qolkii halhaleel uga baxay, isagoo niyadda iska leh:

Read More »

Deeleeydii Kaddare‏

0 Visits: 3928 | Sunday February 08, 2015 - 04:23:14
Allah haunaxariistee inta aan kaxusuusano murtidii Xuseen Sheikh Axmad Hiloowle Kadare ayaan idinsoo bandhigeeynaa waxaana kamid ahaandoona buugii Waasuge iyo Warsame iyo Gabayadii deeleyda iyo dhamaan mortida Kadare waxaan kubilaabeynaa Gabaygii Deeleeyda Doorkii uukulahaa wana sidatan

Read More »

Tacsi QARAN iyo tacab qasaaray!

0 Visits: 2198 | Sunday February 01, 2015 - 04:53:31
Dadku waa saddax; indheer garad, indhaw garad iyo in ma garato! Kan hore, bulsho iyo beled walba waa ku yaryihiin, isaga oo haddana, ku badan kara, hadba wacyigajira, heerka aqoontu gaarsiisan tahay, kaalinta dumarku ku leeyihiin bulshada, ilbaxnimadu inta ay la egtahay, habka loo nool yahay iwm. Kan…

Read More »

Faallo: Wasiiro Cusub, Ma Waa' Cusub Baa?

0 Visits: 1861 | Thursday January 29, 2015 - 02:16:33
Xalay Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid waxa uu ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub oo ka kooban 20 wasiir.

Read More »

Mudane Erdoğan Mahadsanid

0 Visits: 2131 | Thursday January 29, 2015 - 00:02:39
Murti baa leh: "Abaal raag rag baa leh" mid kalana waxay leedahay: "Ruuxii abaalgala waa loo gudaa" mid ka agdhaw ayaa tiraa: "Abaal qof galaa badan, qof gudaase yar" mid kale ayaa dhahda: "Abaal laawe waa Eebbe laawe!" Mid kalana waxay leedahay: "Abaal ha tirsan,…

Read More »

M. GHEDI: "Hala dhiso wadada lagu dhiban yahay waa dhawaaq wanaagsan, laakiin ma laga dhabeyn doonaa?!!"

0 Visits: 2110 | Sunday January 25, 2015 - 00:01:48
Waxaan ku jiraa sano lixdamaad (60s), cimrigaas aan jiro, cirada aan leeyahay, marka laga reebo markey Somaliya ka xurowday gumeysigii , gumeysan jiray 1-dii, Luuliyo, sanadkii 1960-kii, ma aanan maqal dhawaaq iiga farxad badan, hala dhiso wadada aadka loogu dhiban yahay ee isku xirtay Xamar iyo dhammaan…

Read More »

Qaliin lagu samaynayo haweenka la guday oo laga bilaabay Sweden

0 Visits: 2367 | Friday January 23, 2015 - 23:08:11
Markii ugu horeysay taariikhda Sweden ayaa hospitaalka Karolinska ay ku guuleysteen in ay qaliin ku sameeyaan xubnaha taranka ee haweenka iyagoo ku guulaystay in haweenay horay loo guday ay dib ugu soo celiyaan xubnihii laga gooyay. Dhaqtarka samaeeyay qaliinka oo lagu magacaabo Hannes Sigurjónsson…

Read More »

Dal Ba'ow Yaa ku leh ??

0 Visits: 1678 | Wednesday January 14, 2015 - 17:03:15
Waxaa soo baxeeysa in xildhibaanada dowlada fedrallaka ee 275 ahi in aay sitaan inta ugu badani jinsiyado kala duwan,waxaa ilaa iyo hada la ogyahay in 168 xildhibaani aay sitaan jinsiyadaha Yurub, USA iyo Kanada halka 32 xildhibaani aay sitaan dalalka Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti, kuwa reer galbeedka…

Read More »

SHAQADA IIGA DILA!!!

0 Visits: 2586 | Monday January 05, 2015 - 21:30:54
Allaah ayey mahad oo idili usugnaatey, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Read More »

Maxay qabatay Dowladda Federaalka usbuucii ugu horeeyay sanadkaan cusub ee 2015-ka?!!

0 Visits: 2554 | Sunday January 04, 2015 - 20:23:46
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ansixinta Miisaaniyadda 2015, Dar-dargelinta Maamul Wanaaga, Xoojinta Xiriirka Somalia iyo Masar, Dilka & Qabashada…

Read More »

TOLOW NIDAAMKA FEDERAALKU MAYAHAY MID KU HABOON SOOMAALIYA?

0 Visits: 1971 | Sunday January 04, 2015 - 10:48:33
inta aannan u gelin ujeeddada maqaalka waxaan inaan waxyar oo hordhacaal ah soo qaato.

Read More »