Madaxweyne Xasan oo la Kulmay Golaha Naafada Soomaaliyeed

0
Monday March 23, 2015 - 13:29:23 in Maqaallo by
  • Visits: 2177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan oo la Kulmay Golaha Naafada Soomaaliyeed

    Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Wxaa auu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Qaar ka Mid Golaha Naafada Soomaaliy Kulanka Xasan sheikh Maxamuud uu la Qaatay Qaar ka Mid ah Golaha Naafada Soomaliyeed ayaa Waxaa uu Ujeedkiisu Ahaa Sid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Wxaa auu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Qaar ka Mid Golaha Naafada Soomaaliy Kulanka Xasan sheikh Maxamuud uu la Qaatay Qaar ka Mid ah Golaha Naafada Soomaliyeed ayaa Waxaa uu Ujeedkiisu Ahaa Siddii Naafada Soomaaliya Looga Qeyb Kalin lahaa Siyaasada Halka
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys Ayaa Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Iyo Xubnaha Nafada ay ka Wada Hadleen Sidii ay qeyb uga Noqon Lahaayeen Siyaasada oo ay U Heli Lahaayeen Xubintooda

Madaxweynaha ayuu sheegay afhayeenku in uu Balan qaadyo Badan u sameyay Xubnaha Naafada ah Ee Soomaaliyeed Kuwa Maanta La Kulmay

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip