Tahniyad Aroos: Xuseen Maxamuud iyo Umulkheyr Sh Daa'uud oo Muqdisho ku aqal galay

0
Sunday January 23, 2011 - 20:22:59 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 7528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Xuseen Maxamuud iyo Umulkheyr Sh Daa'uud oo Muqdisho ku aqal galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyada cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Xuseen Maxamuud Cali iyo Umulkheyr Sh Daa'uud oo aqal Galkooda ka dhacay Degmada Dharkeynleh ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Tahniyada waxaa diraya qaar ka mid ah Ehelada , Qaraabada, Asxaabta iyo dhammaanMaamulka iyo ShaqaalahaWebka Warsheekh waxeyna dhammaan leeyihiin Xuseen iyo Umulkheyr noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabane hela Aamiin Aamiin Aamiin.




Dadka diraya tahniyada farxad leh waxa ay kala yihiin:
1) Aaba Sh Daa'uud Sh Muxamed
2) Aabe Maxamuud Cali Maxamed Gaabow
3) Hooyo Madiino CaliMaxamed Gaabow
4) Eeda Seynab Cabdi Shiikh
5) Eeda Xaajiyo Faadumo Sh Muxumud
6) Eeda Xaliima Shiikh Muxumud
7) Eeda Safiyo Sh Muxumud
8) Eeda Aamina Shiikh Muxumud
9) Eeda Aamino Maxamuud Hadaafow
10) Eeda Xaliima Gurey
11) Maxamed Sh C/raxmaan (Dhalaxow)
12) C/raxmaan Cali Sh Muxumud (Bile)
13) Maxamuud Ibraahim Xassan (Faante)
14) Xaaji Maxamed Maxamuud Axmed (Buubaal)
15) Axmed Sh Abuukar (Lagdamow)
16) Axmed Sh Daa'uud Sh Muxamed
17) Faaduma Sh Daa'uud Sh Muxamed
18) Batuulo Sh Daa'uud Sh Muxamed
19) C/qaadir Sh Daa'uud Sh Muxamed
20) Sumaya Sh Daa'uud Sh Muxamed
21) Cumar Sh C/raxmaan Sh Muxamed
22) C/raxmaan Axmed Xaaji
23) Sh Axmed Suufi Sh C/raxmaan
24) Shariif Xasan Sh C/llaahi
25) Ismaanow Sh C/raxmaan
26) Maxamuud Sh Axmed Yare
27) C/raxmaan Xaaji C/llaahi (Farxad)
28) Sh Isxaaq Xaaji Muuse
29) C/qaadir Macalin Daa'uud (Guure)
30) Cali Sh Axmed Yare





Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxey tahniyada cawo iyo ayaan leh hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosada, Xidiga iyo Xidigta, Faraska iyo Geynyadakala ah Xuseen Maxamuud Cali iyo Umulkheyr Sh Daa'uud oo aqal Galkooda ka dhacay Degmada Dharkeynleh ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxeyna dhammaan leeyihiin Xuseen iyo Umulkheyr noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabane hela Aamiin Aamiin Aamiin.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip