Waxa
tahniyad Farxad leh Hawada loo marinaya Arooska
Maxamed Muudey Caray iyo Aamino Sheekh Ibraahim Sheekh Cabdi oo
Meherkoodu Ka dhacay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
Tahniyadani ayaa si wada jir ah
waxa udirayo Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo Qaraabada
labada dhinac ee Arooska iyo Aroosada oo ay horkacayaan.
-C/manan Xaji Axmed
-C/casiis
Muudey
-C/raxam
Sheekh Ibraahim
-C/qadir
Sheekh Ibraahim
-
Axmed Sheekh Ibraahim
-Aweys
Sheekh Ibraahim
-ShariifXasan
Sheekh Ibraahim
-
Sahro Sheekh Ibraahim
-
Qadijo Sheekh Ibraahim
-
Kaltun Xaaji Axmed
-Fadumo
Sheekh Ibraahim
-
Muumino Sheekh Ibraahim
-
Maryan Sheekh Ibraahim
-Seynab
Sheekh Ibraahim
-Shamso
Muudey
-Deeqo
Muudey
-Safiiyo
Sheekh Ibraahim
Dhamaan Dadkani oo kala Jooga Afrika, Yurub, Asia, Australia iyo Mareykanka
waxey tahniyad farxad leh Shabakada Warsheekh umarsiinayaan Caruuska iyo
Caruusada Maxamed
muudey Caray iyo Aamino Sheekh Ibraahim oo Meherkoodu ka dhacay Degmada
Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxa ayna leeyihiin Noqda
kuwi Sama ku aqal gala oo noqda kuwi loo aayo.
Aaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
.
Tahniyad Meher: Maxamed Muudey iyo Aamino Sheekh Ibraahim