Markab laga leyahay Wadanka Turkiga oo galay gacanta Burcad Badeeda Soomaliyeed...

0
Thursday October 30, 2008 - 18:55:33 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab laga leyahay Wadanka Turkiga oo galay gacanta Burcad Badeeda Soomaliyeed...

    Markab laga leeyahay Wadanka turkiga oo ay afduub u geesteen burcad badeed soomaaliyeed Xeebaha Dalka Somaaliya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markab laga leeyahay Wadanka turkiga oo ay afduub u geesteen burcad badeed soomaaliyeed Xeebaha Dalka Somaaliya .


Wakaalada wararka ee wadanka Turkiga ayaa shaacisay in  markab xabuul ah oo laga leeyhay wadankasi ay xeebaha Soomaliya ku afduubteen kooxo Burcad Badeed Soomaali ah.

Markabkan laga leeyahay Wadanka Turkiga ayaa lagu magacabaa M/V Yasa Neslihan freighter ayaa waxaa lagu afduubtay Gacanka Cadmeed sida uu sheegay madaxa Badmareenada Caalamiga xafiiskeeda Magaalada  Kuwlampur Noel Choong.

Sidoo kale Wakaalada ayaa sheegeeysa in markabkan lagu Afduubtay gacanka Cadmeed Maalintii shalay aheeyd iyadoo wakaaladu soo xiganeeysa Ilo aan la magacaabin oo ka tirsan ciidamada wadanka turkiga,waxaa ay sidoo kale wakaaladu sheegeeysaa in markabkaasi uu siday Biro uu u waday wadanka Shiinaha.


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip