
Waxayna qaraabada hoos ku qoran si qaas ah tacsi ugu diraayaan xaaska marxuumka uu ka tegay Khadiijo Inaa Lillaahi ,
aabe Cali Axmed Libaax hooyo Xaliimo Cali Calasow walaal Sahro Cali Libaax, walaal Cabdulaahi Cali Libaax iyo walaal Cabdulkariim Cali Libaax. Waxayna leeyihiin Marxuumka Samir iyo iimaan dhamaanteen Ilaah ha naga wada siiyo asagana Allaha Waaxidka ha ugu bishaareeyo Jannatul Fardowsa, aamiin aamiin.
Waxaa sidoo kale la ogeysiinaa geerida Marxuumka dhamaan Ehelka iyo Qaraabada ku nool Aduunyada oo dhan.
Dhambaalka tacsida waxaa diraaya:
1-Xasan Cali Cadoow
2-Daa'uud Ciidangale
3-Liibaan Ciidangale
4-Raxiima Ciidangale
5-Cumar Xaaji Maracade
6-Khaalid Ciidangale
7-Maxamuud Ciise
8-Faa'isa Nuur
9-Cabdikhader Shidane
10-Fartuun Taabid
11-Xaawo Daahir
12-Aniisa Daa'uud
13- Farxiya Xasan Muuse
INAA LLIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
D. H. Ahmed" <daudha@hotmail.com>
Tacsi: Marxuum Cabdul-raxmaan Cali Libaax.
Waxaa taariikhdu markay aheyd 5-ta nofeembar 2008 si lama filaan ah ku geeriyyday magaalada Rotterdam/Holland Allaha u naxariisto Marxuum Cabdulraxmaan Cali Libaax.