waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan degmada waaberi alaha u naxariisto marxuum cabdulaahi maxamed oo berito lagu aasi doono magaalada muqdisho
waxaa tacsi diraaya ugu horeyntiii sheekh cabduraxmaan xaaji axmed alfaghi sheekh cali cumar abati alfaghi cali jeylaani cilmi maye shiikheey maxamed muriidi iikar maxamed cumar cusmaan abuukar mahdi muriidi xaaji nuur cabaas calawi iyagoo tacsi u diraaya marxuumka wiilashiisa oo kala ah cabdirisaaq cabdulaahi maxamed cali cabdulaahi maxamed iyo maxamed cabdulaahi maxamed iyo cabdulaahi yare waxay ilaahey uga baryaayaan janadii fardowsa alaha ka waraabiyo inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391611
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83717
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67567
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55119
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53506
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50000
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43913
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43251
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37848
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37808
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1042
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1350
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1250
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1144
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1178
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1186
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1104
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1520
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1345
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1269
Tacsi marxuum C/laahi maxamed oo ku geyriyooday magaalada Muqdisho...
waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan degmada waaberi alaha u naxariisto marxuum cabdulaahi maxamed