
0
waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan degmada waaberi alaha u naxariisto marxuum cabdulaahi maxamed oo berito lagu aasi doono magaalada muqdisho waxaa tacsi diraaya ugu horeyntiii sheekh cabduraxmaan xaaji axmed alfaghi sheekh cali cumar abati alfaghi cali jeylaani cilmi maye shiikheey maxamed muriidi iikar maxamed cumar cusmaan abuukar mahdi muriidi xaaji nuur cabaas calawi iyagoo tacsi u diraaya marxuumka wiilashiisa oo kala ah cabdirisaaq cabdulaahi maxamed cali cabdulaahi maxamed iyo maxamed cabdulaahi maxamed iyo cabdulaahi yare waxay ilaahey uga baryaayaan janadii fardowsa alaha ka waraabiyo inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392206
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84130
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67979
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55522
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50376
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43639
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38738
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38226
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1738
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2282
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2092
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1854
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1940
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1838
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1899
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2352
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2298
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2064
Tacsi marxuum C/laahi maxamed oo ku geyriyooday magaalada Muqdisho..
waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan degmada waaberi alaha u naxariisto marxuum cabdulaahi maxamed