
0
Ilaah Unaxariiste waxa Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland kugeeriyooday Ilaah Unaxariiste Hooyo Aamino Macalin Xuseen MacalinMax'uud “Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun”
Dhamaan Culuma’udiinka, Aqoonyahanada, Haweynka, Dhalinyarada iyo Guud ahaan Bulsha Weynta reer Warsheekh meel walba oo ay ku sugan yihin waxa dhambaal tacsiyo ah halkaan uamrinayaa dhamaan Reer Macalin Xuseen Macalin Maxamud Gaar ahaan Ilmo Muuse Yuusuf oo uhoreeyo
1.Maxamed Muuse Yuusuf
2.Fadumo Muuse Yuusuf
3.Sahro Muuse Yuusuf
4.C/fitaax Muuse Yuusuf
5.Saynab Muuse Yuusuf
Iyadoo dhamaan ehelkaan looga tacsiyeenayo geerida Kutimid Hooyo Aaamino iyadoo eebena looga baryay inuu ka waraabiyo Janatu Fardowsa
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392207
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84133
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67980
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55524
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50378
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43641
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38739
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38227
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1739
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2285
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2093
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1942
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1839
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1900
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2353
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2299
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2065
Tacsi: Marxumad Hooyo Aamino Macalin Xusen Macalin Max’ud