RW, C/Wili iyo Wareysi Xasasi Ah oo Kuweeraray Sh: Shariif

0
Thursday June 23, 2011 - 21:52:32 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW, C/Wili iyo Wareysi Xasasi Ah oo Kuweeraray Sh: Shariif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa halkaan idinkugu Soo gudbineenaa Wareysi Xasaasi ah oo uu hore loola yeeshay Ra'iisul Wasaare aan wili helin codka Baarlamaanka Dr C/Wilil Maxamed Cali isla markaana uu uga hadlayo arimo xasaasi ah oo ay ka mid tahay Siyaasada Madaxweyne Shariif iyo hanashadiisa Kurusiga Madaxweynanimada, Dhaliil uu usoo jeediyay Wakiilki Qaramada Midoobay ee Axmed Walad C/lla iyo taageerida Siyaasada Puntland ee Madaxweynihi hore ee C/llaahi Yuusuf.

Wareysigaani oo ah mid la qaaday xiligi Madaxweyne Shariif oo ku guuleesanayay Talada Dalka ayaa siyaasigaani waxa muuqato sida uu uga biyo diidanaa hogaanka Madaxweynaha Iminka xilka umagacaabay, iyadoo aad looga dhadhansan Sida Dr Cabdi WIli uu usaluugsanaa Sida wax Usocdaan

AKHRISTOW DHAGEEYSO.
http://www.rajodoon.com/audio/cabdiwaliGaas852009.mp3

Codka Ra'iisul Wasaarah ayaa umuuqdo mid laga dareemayo Guux Qabyaaladeed waxana udeeneenaa Qiimeenta Nuxurka Wareysiga iyo Ujeedada Jaamiciga Dr C/Wili Maxamed Cali.

AKHRISTOW DHAGEEYSO.
http://www.rajodoon.com/audio/cabdiwaliGaas852009.mp3

Proff Cabdiweli Maxaa u wehliya Aqoontiisa ??

Sh.Shariif xiligii uu magaacabayay r/wasaaraha cusub Dr Cabdiweli waxaa uu ku celceliyay in r/wasaaraha uu ku soo xulay aqoon,karti iwm balse Dadweynaha ayaan udeenay bal aragtidooda wareysiga

AKHRISTOW DHAGEEYSO.

http://www.rajodoon.com/audio/cabdiwaliGaas852009.mp3


Fadlan wixi aragti ah Noogu Reeb Commentska

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip