
0
Kulankan ayaa musharaxiinta ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo Musharax Daahir Maxamuud Geelle.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in kulankan uu ka mid yahay Shir doceedyo ay yeelanayaan Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, shirarkan ayaa ku qotoma arrimaha shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo inuu Sabtida furmo.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50389
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1917
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084




Xogaha qarsoon ee kulanki Shariif, Xasan Sheekh iyo Qoor-qoor
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa kula kulmay hoyga uu ka degen yahay Muqdisho xubno ka tirsa