WAXAA LA QEYBSANEYNAA GEERIDAAN XANUUNKA BADAN DHAMAAN QOYSKII IYO EHELADII AY KA GEERIYOOTEY WAXAANA EEBE UGU BARYEEYNAA INUU MEEL KHEYR QABTO GEEYO
WAXAA SI GAAR AH TACSIDAAN HALKAAN UGU DIREYNAA
BATUULO SH.AXMED GABALE IYO KHADRA SH.AXMED GABALE IYO C/LAAHI SH.AXMED GABALE ,AWEES SH.AXMED GABALE IYO INTA KALE EHELKA LA AH
WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto
1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-celmi maxamoud xasan
4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-axmed m.mahdi
12abuukar sh.Galti
13- yasiin axmed raage
14-maxamed cali falaax
15 shire cali jumcaale
16-abuukar boocow
17-maxamed ibraahim culusow
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow
20-maxamed nur cali
21-mahad cabdi jeyte 22-cabdi colaad"ulaas
MAGAALADA OTTAWA
1-xaaji cabdi cade
3-awees xuseen biif
4-awees maxamed WAXOOL
5-C/QAADIR MAXAMED jus
6-maxamoud eebow
MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
3-xasan maxamed nuur"xasan makaaw
4-nur cali "hagarey
wabilaahi towfiiq
INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN ILMO BOOCOW CUSMAAN OO TACIS UDIRAYA...
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN ILMO SHIIKH AXMED GABALE OO WALAASHOOD KU GEERIYOOTEY MAGAALADA MUQDISHO ALLAHA U NAXARIISTO Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale