Usoo Gurmo Walaalkaaga Udhimanayo Baahida

0
Thursday July 14, 2011 - 15:27:02 in Xayaysiis by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Usoo Gurmo Walaalkaaga Udhimanayo Baahida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(2)
Hay'adda Samafalka Shafiye Welfare Community oo ah Hay’ad Soomaaliyeed oo mar walba utaagan samata bixinta walaalaheeda Soomaaliyeed ee ubaahan gaar gaarka bani aadamnimo.

Hay’ada Shafiye oo aad ugu damqaneyso saameenta abaaraha xoogani kuyeesheen Shacabka Soomaaliyeed ayeey waxa jaaliyada Soomaalida ee qurbaha gaar ahaan kuwa kunool wadanka Norway ee ka codsaneysaa iney usoo gurmadaan dadkaan dhibaateysan una baahan gacantooda iyadoo sidoo kalena idin balan qaadeyso in sidi loogu talagalay ay ku gaarsiin doonto dhamaan gurmadka aad ugu talagashiin dadkaani baahan.

Hadaba walaalka/Walaasha muslimka ahow Ogow waxa maanta bixiso adigee maalinta Aakhiro ku anfici doontaa, waxana adeegsan kartaa adressyadeena hoos kuqoran adoo kusoo shubi karo wixi aad awoodo.

Ku kaalmee Walaalkaaga baahan wixi Eebe Kusiiyay oo Nimcadiisa Kamid ah .





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip