RW, C/wili: "Waa La Xisaabtami Dona Hay'adaha Samafalka"

0
Tuesday July 26, 2011 - 14:02:42 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW, C/wili: "Waa La Xisaabtami Dona Hay'adaha Samafalka"

    Ra'isul Wasaare Dr Cabdiwili Maxamed Cali oo maanta kormeer kusameeyay qaar kamid ah kaamamka ee kusugan yihiin dadka barkacayaasha ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul Wasaare Dr Cabdiwili Maxamed Cali oo maanta kormeer kusameeyay qaar kamid ah kaamamka ee kusugan yihiin dadka barkacayaasha ah. Ra'isul Wasaaraha oo saluug kamuujiyay xaalada dadkaan kusugan yihiin ayaa dhanka kale waxa uu tilmaamay in wixi xiligaan ka dambeeyo aan loo adkeesan karin xaalada dadkaan kusugan yihin iyo wiliba dhaqanka hay'adaha samafalka.

"Waan la xisaabtami doonaa hay'adaha samafalka" ayuu yiri Dr Cabdiwili mar uu maanta ka hadlayay mid kamid ah kaamamka kuyaalo Degmada Wabeeri oo ay kusugan yihiin dadka masaakinta ah ee macluusha kuheesato gudaha magaalada Muqdisho.

Ra'isul Wasaaraha ayaa ugu baaqay beesha caalamka iney ka dhabeeyaan balan qaadyadooda oo si dhaqsi ah ula soo gaaraan gar gaar deg deg ah .

Faah faahinta Warkaani iyo Sawirada kormeerka Ra'isul Wasaaraha lasoco Goor dhaw





W/D: Abdi Shiine Moalin
E-mail: shiine173@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip