Tacsiiyo Tiiraanyo leh Oo loo Diraya Xajiyo Faadumo Cali Wehliye

0
Saturday September 17, 2011 - 09:06:41 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsiiyo Tiiraanyo leh Oo loo Diraya Xajiyo Faadumo Cali Wehliye

    inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo uga direynaah hooyo faadumo cali wehliye oo ku geeriyootay wadanka kenya gar ahaan neyrobi waxaane lee nahay ilaahey naxariistiisa jano hasiiyo aamin aamin eheladii eey ka tagtey sam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo uga direynaah hooyo faadumo cali wehliye oo ku geeriyootay wadanka kenya gar ahaan neyrobi waxaane lee nahay ilaahey naxariistiisa jano hasiiyo aamin aamin eheladii eey ka tagtey samir iimaan ilaahey haka siiyo waxaan si gaar ah ugu tacsiiyeyneenaa dhamaan reer cali wehliye & reer cali jabshe & reer sheekh axmed caraay sigaar ah madaxweynaha maamul goboleedka mareeg state mudane dayib maxamuud sheekh axmed caraay oo hooyadiis eey aheed waxaan lee nahay samir iyo imaan alaha kaa siiyo waxaa diraayo tacsiidanaa ileyhi raajicuun
1) naaji muxudiin sheekh axmed &xaaskiisa
2) hani maxamed maxamuud
3) ceydaruus naaji muxudiin sheekh axmed
4) guuleed naaji muxudiin sheekh axmed
5) kamaal macalin xasan taabulo
6) hani ibrahim sheekh
7) cabduqaadir cali sheekh
8) muxudiin laameer
9) cabdi cali casir
10) sid cali maxamed cali
11) ibrahim xaaji cumar halaf
12) maxamed cumar aaraay
13) sheekh muuse cade
14) sheekh cali kulmiye axmed
15) cabdi maxamed maxamuud ( cabdi suuleey )
16) cabsalaan baajeey
17) cabduhaab maajeey
18) cali marshaale
19) axmed salaaad & xaaskiisa
20) abshir gaaburoow & xaaskiisa adno

Dadkaas iyo inkale oon lasoo koobi karin waxeey tacsiiyo tiiraanyo
leh hawada u marinaayaan dhamaan qaraabadii iyo eheladii eey ka tagtey hooyo faadumo cali wehliye waxeeyne lee yahiin samar iyo iimaan ilaahey ha idinka siiyo aamin aamin aamin aamin


Qore ibrahim xaaji cumar halaf
ibrajabuti@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip