Jaaliyadaha Somaliyeed Oo Tacsi U Diraya Xaajiyo Fadumo Cali Wehliye

0
Saturday September 17, 2011 - 09:20:44 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyadaha Somaliyeed Oo Tacsi U Diraya Xaajiyo Fadumo Cali Wehliye

    Intooda badan Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika, gaar ahaan goballada iyo magaalooyinka kala ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Intooda badan Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika, gaar ahaan goballada iyo magaalooyinka kala ah.
Virginia, Washington DC, Maryland, Minnesota gaar ahaan magaalada Rochester MN, Toronto iyo Edmonton, waxay Tacsi heer Soomalinimo ah u diraayaan M/weynaha maamulka la magac baxay Mareeg State Mudane Dayib Mohamoud Sheikh Ahmed oo hooyadiis marxuumad Xaajiyo Faaduma Ali Wehelia, oo dhowaan ku geeriyootay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya.

Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan in uu marxuumada ka waraabiyo Janatul Fardowsa, Eheladeedii, Qaraabaddeedii iyo Qoyskeediina uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Aamin, Aamiin, Aamiin.

Waxaa Tacsi qaas ahaneyd tiraaya Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle iyo Xaaskiisa Marwo Maryan Maalim Afrah oo xariir sokeeye la leh M/weyne Dayib iyo qoyska Ilmo reer Haji Mohamoud Sheikh Ahmed Arey oo kala jooga dunida dacalladeeda.

Tacsi la mid ah tan kor ku xusan waxaa diraaya Afhayeenka maamulka la magac baxay " Mareeg State" Mudane Abuker Hirabe Adan iyo xaaskiisa Marwo Maryan Haji Ali Falah, sidoo kale taageerayaasha Mareeg State ee ku nool magaalada Edmonton ee wadanka Canada.


Hassan Nur Ali
Nurxuska99@hotmail.com
W/Ameerika.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip