
Sida uu sheegay xubin ka mid ah qoyska oo lagu magacaabo Md. Ahmeddey Haji Koogaar, waxaa Meydka marxuum Halyey Caaqil Koogaar dhowaan loo duulin doonaa wadankii hooyo, gaar ahaan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ilaa hoy diimeedka xeebta Warsheekh oo lagu aasi-doona marxuumka.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed qeybihiisa kala duwan meel kasta oo ay kala joogaanba, gaar ahaan eheladii, qaraabadii, asxaabtii, inta nabada jeceyl iyo dhamman culumaa'udiinka Soomaliyeed , qaas ahaan madax diimeedyada mowlacyada waaweyn sida:-
Mowlac diimeedka xeebta Warsheekh, Sheekh Muxudiin Celi, Sheekh Ahmed Gabale, Sheekh Muuse Cigalle iyo Macallim Nuur Maxamed Siyaad iyo qaar kale oo badan.
Jaaliyadu, waxay Ilaahay uga baryaysaa in uu Marxuumka ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan shacabka Soomaliyeed iyo qarankaba ka siiyo samir iyo iimaan.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya dadka kala ah:-
1. Haji Hassan Nurow ( Allow kheyr ku sii)
2. Eng. Abdulqadir Omar Ahmed ( Shig shigo)
3. Mohamoud Muudey Hassan
4. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle)
5. Abdisalad M. Afrah ( Appollo)
6. Ali Khuuste
7. Mohamoud Mohamed Jimale
8. Sahra Jimale
9. Macallim Cabdirahman Sheikh Hassan
10. Ali Barakaad
11. Osman Mohamed Sheikh
12. Islaw Ahmed Islaw Mohamoud
13. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
14. Sheikh Hassan Ali Alasow
15. Sheikh Mohamoud Sheikh Abdi
16. Sheikh Abdullahi M. Hassan
17. Sheikh Mouse Sheikh Omar
18. Sheikh Ali Hilowle
19. Sheikh Ali Ashker
20. Sheikh Ali Macallim Mouse
21. Sheikh Mohamoud Jaysani
22. Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhegadheere)
23. Macallim Ahmed Xalane
24. Macallim Ahmed Burale
25. Macallim Ciise Sheikh ( Faradheere)
26. Macallim Siyad Loxos
27. Nabaddoon Haji Hussein Jimale
28. Prof. Noor Ali Ga'al
29. Abdullahi Haji Mohamed
30. Ahmed Mohamed ( Shutul)
31. Abdullahi Ali Alasow (Bagaxey)
32. Haji Hussein Ahmed Adle
33. Haji Abdi Mouse Maaxaay
34. Ahmednor Elmi Rubac
35. Dahir Siyad M. ( Daamey)
36. Halgamey Abdinoor Mohamed
37. Hassan Omar
38. Salah Mohamed
39. Ugas Muhudin H. Jimale
40. Mas'ud Sheikh Amir
41. Sakeri Abdullahi Ga'al
42. Abdulqadir Haji Yusuf
43. Mohamed Osman ( Suumaaye)
44. Seynab Ugas
45. Sahro Moallim
46. Fawsiyo Ahmed M. Sheikh ( Nero)
47. Luul Hilowle
48. Dahabo Hadaafow
49. Madina Haji Arey
50. Broadway Grocery & Gas Station
51. Omar Sheikh Ali ( Xaafuun)
52. Said Mohamed Hassan
53. Abdullahi Sheikh Ahmed ( Gacamey)
54. Mohamed Omar Karani
55. Ali Isse Ahmed
56. Abdullahi Haji Omar
57. Haji Abdulaahi Elmi Calas
58. Wariye Mukhtaar Ahmed ( Katiitow)
59. Hussein Islaw Jamleyste
60. Hussein Gaamiir
61. Shukri Tohow Mohamed
62. Eng. Abdirahman
63. Musadaq Sheikh Saa'id
64. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
65. Haji Mohamoud Ayrish
66. Garaad Mohamoud Jama
67. Omar Yusuf ( Dahab-shiil)
68. Ali Hussein
69. Abshir Sharufle
70. Garsoore Abdirahman Erag
71. Ahmeddey Askari
72. Suldaan Haji Ahmed Ali Hashi
73. Suldaan Abdishakur
74. Suldaan Sheikhnoor Qaasim
75. Haji Abdalle Sheikh Mursal
76. Haji Ahmed Jaq-jaqaani
77. Sharif Hayi ( Madaxa RSTV)
78. Abwaan Abdi Aden Bedey
79. Abwaan Abdulqadir Nuuraani
80. Hibo Mohamed ( Hibo Nura)
81. Iiker Mohamed Iiker
82. Yasin Ali Hoosh
83. Haji Ahmed Jama
84. Haji Abdisalam Jama
85. Haji Hassan Huseein (H. Dheere)
86. Haji Abuu Sheikh Mursal
87. Tahlil Abtidoon
88. Maamulka Muuna Halal ( one & two)
89. Maamulka Brothers Grocery
90. Haji Mouse Kulow
91. Haji Abdi Huudle
92. Mohamed Warsame Dhoos
93. Haji Jaylaani
94. Jaylaani J.J.
95. Garsoore Mohamoud ( Qolof)
96. Shamso Cawed Yusuf
97. Wariye Abdihatah M. Abdinoor
98. Macallim Hassan Looxos
99. Nabaddoon Mohamed Hassan ( Gacamey)
100. Ali Moallim Hassan ( Hadafow)
101. Ahmed Dhac Dhacow
102. Wiilo Ghedi Subiye
103. Muhudin Ali Olow
104. Wariye Mohamed Duale ( Gududow)
105. Abdirahman Ahmed
106. Abdinasir Abdi Hassan (Shig shigo0
107. Mohamoud Ahmed
108. Omar Aden Kuukay
109. Middle East Restaurant
110. Wariye Shiinguwe iyo Sh.Kulan Somali TV
111. Maamulka Saabir Travel Agency
112. Maamulka Tawakal International Grocery
113. Eng. Abbas iyo Shaqaalaha RSTV.
114. iyo Prof. Mohamed Ali Abuker AZ oo saaxib
dhow la ahay marxuumka.
MOhamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester, MN.
INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, AABIHII NABADA OO GEERIYOODAY
Geeridu waa haq, cidna saacadeeda Ajesha marka ay gasho sakenna looguma daro, sidaas awgeed waxaa taariikhdu markay aheyd December 6th, 2008 ku geeriyooday Cisbitaalka weyn ee Chandler Regional Medical Center ee magaalada Phoenix Gobalka Arizone, a