
0
Magaalada Phoenix Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.
Maamulka iyo Shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh Hawada Umarinayaa Dhamaan shacabka Soomaalyeed, Ehelka & Qaraabada oo ka geeriyooday Marxuum Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar).
Geerida Waa Xaq waana shey Cid Waliba oo Dunida kunool ay dhadhamin Doono balse Loo baahan yahay in la isu diyaariyo Taariikh Magac lehna laga tago sida Caaqil Xaaji Koogaar Alle Naxariistiisa hasiiyee.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392206
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84130
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67979
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55522
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50376
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43639
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38738
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38226
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1738
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2282
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2092
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1854
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1940
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1838
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1899
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2352
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2298
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2064
Tacsi Tiiraanyo Leh: Caaqil Maxamud Cali Jimcaale Koogaar Oo Geeriyooday.
Magaalada Phoenix Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.