Dagaal Culus Oo Iminka Ka Bilaawday Degmada Dayniile

0
Friday October 21, 2011 - 09:01:50 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus Oo Iminka Ka Bilaawday Degmada Dayniile

    War Deg Deg ah:Wararka naga soo gaaraya degmada dayniile ayaa waxa ay sheegayaan Dagaal Xoogan oo halkaasi Ka Bilaawday oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG soomaaliya Iyo Ciidamada Midoowga Afrika AMISOM oo is garab sanaya iyo alshabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg ah:Wararka naga soo gaaraya degmada dayniile ayaa waxa ay sheegayaan Dagaal Xoogan oo halkaasi Ka Bilaawday oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG soomaaliya Iyo Ciidamada Midoowga Afrika AMISOM oo is garab sanaya iyo alshabaab.
Dagaalkaani ayaa ah mid xoogan oo madaafiicda la isku adeegsanayo iyadona madaafiicda laga maqlayo Xaafada Magaalada muqdisho.

Wxii KUsoo Kordha Kala Soco Wararkeena Xiga


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip