Nolosha Oo Kusoo Noqotay W/Muqdisho,"Q,5aad" (Sawiro)

0
Friday October 21, 2011 - 20:55:32 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 24475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Nolosha Oo Kusoo Noqotay W/Muqdisho,"Q,5aad" (Sawiro)

    Qormadeena Jimca walba aan ku eegi jirnay muuqaalada Xaafadaha Muqdisho gaar ahaan deegaanadi laga barakacay dagaaladi udambeeyay ee udhaxeeyay Dowlada, Amisom iyo Alshabaab ayaa waxa maanta kusoo qaadan doonaa Xaada Katirsan Degmooyinka, Shibis, Kaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qormadeena Jimca walba aan ku eegi jirnay muuqaalada Xaafadaha Muqdisho gaar ahaan deegaanadi laga barakacay dagaaladi udambeeyay ee udhaxeeyay Dowlada, Amisom iyo Alshabaab ayaa waxa maanta kusoo qaadan doonaa Xaada Katirsan Degmooyinka, Shibis, Kaaraan iyo Cabdicasiis. Muuqaalada maanta oo xiiso gaar ah leh ayaa xusuus iyo qiiro unoqon doonto waaya aragi hore halka dhalinta maanta ay unoqon doonto aragti xiiso badan halka da'yarta qurbahana ay unoqon doonto barasho xusuus mudan.

Dhamaan muuqaalada Maalin walba oo jimco ah aan idin soo gudbino ayaa waxa gacanweyn kageestay mahadi haka gaartee Howladeenada Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Magaalada Muqdisho.

Dhanka Hoose Kadaawo

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(1).JPG
Masjidki Sheekh C/raxman Seylici ee Xaafada Seylici ee Degmada Kaaraan oo ay dib usoo camireen dadka deegaanka kadib sanado ay ku kala barakaceen degmooyinka Gobolada Dalka Soomaaliya
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(2).JPG
Maqaayadi Kiish ee xaafada Sheekh Muxidiin Degmada Kaaraan, waxana ka muuqata Xaafadaha Degmada kaarana isbadal xaga nolosha ah kadib qax iyo barakac ay sanado badan kujireen.
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(3).JPG
Muuqaalki Hotel Qaahira oo kuyaala Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(5).JPG
Xarunta Jaaliyada Yeman ee Degmada Shibis oo ay kamuuqato bur burka xoogan, iyadoo caan ay ku aheed isku imaadka dhalinyarada xaafadaha degmada Shibis iyadoo dhalintana halkaan ka heli jireen qeybaha isoortiga.
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(6).JPG
Isgoyski Beexaani oo kala qeybiya Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan oo ay markale dib ugu soo laabanayaan dadki halkaa ku ganacsan jiray iyo waliba gawaaridi dadweynaha xili halkaani fariisin ciidan iyo goob laga abaabulo dagaalka u aheed kooxdi Alshabaab.
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(7).JPG
Isgoyska Beexaani gaar ahaan wadada aada dhanka Garaash Geedoole ee Degmada Kaaraan
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(8).JPG
Isgoyska Beexaani gaar ahaan wadada aada dhanka HOtel Global ee Degmada Cabdicasiis
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(9).JPG
Muuqaalka Daarta Caaka ah ee Beexaani oo ay ka muuqato saameenti dagaalada waxana wili laga dareemayaa cidlo baahsan marka loo eego sida ay ahaan jirtay hasa yeeshe isbadal xaga nolosha ah ayaa haatan laga dareemayaa
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(10).JPG
Maqaayadi Beexaani, Xarunti Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta iyo dhimsooyin kale oo kuteedsan wadada kabaxda Isgoyska beexaani ee martay Afka hore ee hotel Global ee Degmada Cabdicasiis
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(11).JPG
Sameenti Dagaaladi Muqdisho oo wili laga dareemayo Xaafada Seylaani ee Degmada Shibis
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(12).JPG
Muuqaalka Hotel Global oo aad loogu xasusto dagaaladi udambeeyay inuu ahaa bar dagaal
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(13).JPG
Dhismaha Caanka ah ee Shinemo Xadramuud ee Degmada shibis oo ay kamuuqato bur burka dagaalada
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(15).JPG
Hotel Global oo durba laga bilaabay howlo dayactir kadib marki qeybo badan oo hotelka kamid ah ay ku bur bureen dagaaladi udambeeyay ee muqdisho, iyadoo hotelka Global uu kamid ahaa hoteladi ugu quruxda badnaa Magaalada Muqdisho bur burki Dalka Kadib.
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(16).JPG
Muuqaalka Wadada Tagta Guriga maamo Khadiijo iyo waliba Gaadiidka Booliska
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(17).JPG
Saameenti dagaaladi Muqdisho iyo waliba Gurigi maamo Khadiijo iyo waliba Xarunti Gaadiidka
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(18).JPG
Muuqaalada Bur burki Xarumihi dowlada gaar ahaan Xarunti nabadsugida Qaranka
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(21).JPG
Taangi Amisom leedahay oo Dagaaladi 2009-ki kurogmaday wadada hor marta guriga maamo Khadiijo
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Burbur-Muq5-%20(22).JPG

Dhamaad

Qeybihi Kudhafay Halkaas Hoose Ka Aqri:

Qeybta 1,aad ee Bur Burka Degmooyinka Muqdisho

Qeybta 2,aad ee Bur Burka Degmooyinka Muqdisho
Qeybta 3,aad ee Bur Burka Degmooyinka Muqdisho
Qeybta 4,aad ee Bur Burka Degmooyinka Muqdisho


Xuquuqda Qoraalka iyo Sawirada waxa ay udhoorantahay Xafiiska Warsheekh ee Muqdisho amar la'aana mala daabacan karo.

Fadlan wixi Dhaliil ama Toosin ku aadan qormadaan inoogu soo hagaaji
E-Mail: qubanaha@hotmail.com
Warsheekh-Mogadisho Somalia.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip