Caawa oo Duqayntii ugu cusleed ku Socoto Dayniile & Maslax

0
Monday November 14, 2011 - 23:03:10 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caawa oo Duqayntii ugu cusleed ku Socoto Dayniile & Maslax

    Waxaa caawa abaarihii 9ka oo qadar yar dhiman mar keliya ka bilwoday Magaalada Muqdisho xaafadaha aay isaga soo horjeedaan Alshabaab & Ciidamada Soomalia & Amisom. Madaafiicda oo u muuqata kuwo lala dhacaya xarumaha Alshabaab ay ku leeyihiin Xero Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa caawa abaarihii 9ka oo qadar yar dhiman mar keliya ka bilwoday Magaalada Muqdisho xaafadaha aay isaga soo horjeedaan Alshabaab & Ciidamada Soomalia & Amisom. Madaafiicda oo u muuqata kuwo lala dhacaya xarumaha Alshabaab ay ku leeyihiin Xero Maslax ilaa Dayniile ayaa waxaa lagu soo waramayaa in aay tahay tii ugu cusleed tan & markii aay Amisom oo kaashaneesa xoogga Dalka aay tageen Heliwaa & Deyniile. Waxaa la maleynayaa in Berito aay Amisom doonayso in aay fariisin ka dhigato Xero Maslax maadaama uu dagaalka u muuqdo mid lagu burburinayo difaacyada Alshabaab ee deegaankaas. Warar kale oo naga soo gaaraya dhanka Balcad ayaa sheegaya in Xerada HiilWeyne & Warshada Balcad aay caawa faarujiyeen Alshabaab bacdaamaa aay madaafiicda tahay mid weerar ah lagana yaabo in diyaaradaha USA, France & Amisom aay beegsadaan sida xalayto ka dhacday Gobolka Shabeeladda Hoose. Wixii ka soo kordha marxalada caawa kala soco wararkeena dambe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip