Max'ed Sh: C/qadir Sh: C/man

0
Monday April 02, 2012 - 17:48:45 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Max'ed Sh: C/qadir Sh: C/man

    Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Maxamed Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman (Celi)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Maxamed Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman (Celi) oo saakay ku geeriyooday Muqdisho.
Tacsidaan ayaa waxa dirayo dhamaan maamulka, iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo eebe uga baryay marxuumka in janadi fardoowso oo ka waraabyo, Aamiin Aaamiin.

Geerida Xanuunka leh ee kutimid marxuum Maxamed Sheekh Cabduqaadir ayaa waxa si gaar ah looga tacsiyeenayaa Aabe Sheekh C/qaadir Sheekh Cabdiraxman (Celi) ,Ilmo Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman, guud ahaan reer Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip