Ninkii Deenqaba isagaa iska Bixindoona
Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowlwe Hadaan isku dayo in aan ka Jawaabo Su'aasha waxa ay tahay sidatan:
Marka u'horeesa Xildhibaanada waligood waxa ay joogeen Golo Ceebeed oo ay ku adocoonayeen in ay ahaayeen Xildhibaano laakiin Abaartii Xildhibaan uu lahaa ayey hareer mareen,taas oo ay waligood ku jireen Mooshin Ra'iisal Wasaare amase mid Madaxweyne amase mid Gudoonka Baarlamaanka intii Mooshin ee la soo gudbiyey hal ka hir galay oo la an sixiyey ma jirin waxa jiray gudi hoosaad arimaha furdaamiya oo udhaxeen jiray Madaxweynaha iyo Gudoonka Baarlamaanka isla markaasna waxaa Idaahadaha laga maqlayey iyagoo Xildhibaanadii Mooshinka ka sheegaya in ay heshiiyeen oo Mooshinkii halkaas lagu soo afjaray.
Marka Xildhibaan Shaqadiisii ku dhameestay in Hoteel iskaga jiro hadde wax walba mar ayey soo afjarmaan ee haddii aad leedahay Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle Dadkan Bari waa la xiran hayaa haddaysan Lacagta bixin waa wax laga xumaado waana nasiib daro laakiin Lacag la'aanta waxaa Musuuliyadeeda iska leh dadkii markii horaba siin jiray Xildhibaanada Mushaarkooda.
Hilowle agsoonoow in Adayaashii Soomaaliyeed inta Nairobi lageeyey oo diyaarad xamar ka qaaday ayaa markii dantii laga lahaa laga gaaray ayaa Alaabtoodii banaanka loogu daadiyey Qaarna Qabaa'iladii ay Odayaasha u'ahaayeen ayaa kabaxshay Hoteelkii iyo Nooligii Diyaaradda iyagoo Careesana waa ay soo laabteen waa Odayaashii Soomaaliyeed waxa sidaas loogalayo waliba arintaas wax ka hadlay oo Odayaasha Raaligaliyey ma jiran ee Waligeedbaa la isku aamusanaaye ee arintu Ninkii Deenqaba isagaa iska Bixindoona waagii Allah Idmo.
Hilowle wax Rag Kaagalay waa wax Rako Kaa galay ee Dadka Allaha dhibka ka bixiyo.
Qore
Cabdishakuur Cali Sarxaan
alisarhanjr@hotmail.com
Jawaabta Su'aasha Xildhibaan Ghedi Ow Hilowle (By: Cabdishakuur Cali Sarxaan)
Ninkii Deenqaba isagaa iska Bixindoona Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowlwe Hadaan isku dayo in aan ka Jawaabo Su'aasha waxa ay tahay sidatan: