Siyaaradii Caalimiinta shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare ee Magaalada Kampala (Sawiro)

0
Friday July 25, 2008 - 19:50:52 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Caalimiinta shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare ee Magaalada Kampala (Sawiro)

    Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.

Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.

Culumaaudiin , Aqoonyahanno, Dhalinyaro iyo waliba haween ayaa waxa ay ka qeyb galeen Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.

siyaarada oo si heersare loo soo qabanqaabiyay , ayaa waxaa lagu daah furay Aayadaha Qur'aan-ka kariimka ee qoolkii eebe iyo Saliga Rasuulka SCW , kadibna waxa si habsami leh u bilaabmay wacdiyadii iyo khudbooyinkii ayadoo dadweynihii ka soo qeyb galay ay si heersare ah ula dhaceen.


Sh.maxmuud maxamed cali Guraceel oo ka mid ah culumaudiinka soomaaliya ee ahlusunna wal-jameca ee ka yimid dalka SWEDEN ayaa waxa uu umaddi isugu timid siyaarada uu ku booriyay in ay cilmiga bartaan si marka ay dibadda ay tagaan aan loo khaldin oo dad diinta ka beensheegaya aysan ka lumin caqiidadada saxda ah , waxa uu shiikhu ka hadlay fadliga siyaarada , fadliga uu leeyahay nabiga oo lagu saliyo iyo diinta islaamka waxa ku soo arooray , tusbaxa lagu wardiyo iyo in uu banaanyahay iyo fadliyo

 

kale oo ay diinteena islaamku leedahay.
Sikastaba ha ahaatee gaba gabadii iyo gunaanadkii siyaarada laba shiikh ee caalimiinta ahaa waa sh.cali samatar iyo sh.cali cilmi yare ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey ayadoo laga sheekeeyey ama laga qisooday fadliyadii labada shiikh ay la haayeen allaha u raxmadee iyo karaamooyinkii intii ay noolaayeen lagu arkay waxaana ka sheekeeyey culumo farabadan.ayadoo siyaaradaas ay ku soo gabagabowday fadli iyo farxad iyo khayraad MAANSHA ALLAAH .
Qabanqaabiyaashii siyaarada :
1: Sh. xasan (kabacle)
2:Sh.ismaciil sh.cali
3:Sh.maxamed macalin
4:Sh.sunni iyo Culumo farabadan.

 

 

W/Q: Axmed Mahdi Maxmed (khadar) wariyaha web-ka ee geeska africa.
E:mail : axmedmbc@hotmail.com,axmedmbc@yahoo.com,axmedmbc@gmail.com
Tel:00256777050100 KAMPALA-UGANDA

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip