
0
Kulan ay magaalada Baydhabo ku leeyihiin qaar ka mid ah xilidhibaanada Baarlamaanka kmg Soomaaliya xarunta madaxtooyada ee magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwa ku dhanka ah Madaxweynaha ayaa waxaa ka soo baxaya in istiqaaladii uu wareejiyay Xidhibaan Max'ed Max'uud Guuleed (Gacma Dheere) oo dhawaan uu u magacaabay Madaxweyne Yuusuf Ra'iisul Wasaare Nimada dowlada kmg Soomaaliya.
Kulankaani ayaa ahaa mid irdaha u xiranyihiin isla markaan loo diiday inee ka qeyb gasho saxaafada
Kala soco wixii kusoo kordha shabkada warshekh.com
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391907
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83913
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67749
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55303
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53783
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50183
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44119
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43442
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38261
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38003
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1439
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1858
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1718
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1540
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1585
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1517
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1533
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1959
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1873
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1696
Max'ed Max'uud Guuleed (Gacma Dheere) oo iska casilay xilka raisul wasaaranimo oo u magacaabay madaxweyne yusuf
Max'ed Max'uud Guuleed (Gacma Dheere)oo ahaa raisul waaraha oo dhawaan magacaabay madaxweyne yusuf ayaa iska Casilay Xilkii Ra'iisul Wasaare Nimo oo Madaxweyne Yuusuf u magacaabay