ShL Cabdule Suufi

0
Saturday May 19, 2012 - 08:55:26 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ShL Cabdule Suufi

    Qur'aan aqriska siyaarada Sheekh Cabdule Suufi oo mudo sadex maalin kasocotay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh Maxamed ee Magaalada Muqdisho ayaa lasoo gunaanaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qur'aan aqriska siyaarada Sheekh Cabdule Suufi oo mudo sadex maalin kasocotay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh Maxamed ee Magaalada Muqdisho ayaa lasoo gunaanaday.
Xaflada Qatinka Siyaarada Sheekh Cabdule Suufi oo lagu qabtay mowlaca Dariiqiga ee Fadiilatu Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman (Al Celiyi) ayaa waxa kasoo qeygalay culumo caan ah oo magac iyo maamuu kudhax leh bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo soo xaadiray munaasabada.

Qatinka Siyaarada ayaa waxa lagu soo gunaanaday sida caada u ah daruuqu Sufiya Xilqooyin Dikri ah sida dikriga seyliciyada oo si weyn uga dhax muuqday qaa'idka dikriga Seylciyada Sheekh Cumar Sheekh Maxamed .

Gunaanadka Siyaarada ayaa waxa dadki soo xaadiray siyaaarada Sheekh Cabdule Suufi uduceeyay Sheekh C/raxman Sheekh maxamed Sheekh C/raxman (Celi) oo dhamaan inti kasoo qeybgaadatay Siyaarada Sheekh Cabdule Suufi alle uga baryay danbi dhaaf iyo ajir aan lasoo koobi karin, dalka Soomaaliyana nabad iyo dowlad caadil ah.

Waa bahdi shabakada Warsheekh Xafiiskeeda Muqdisho oo idin leh sanadkaan kiisa xiga Bash bash iyo barwaaqo.

Halkaan Hoose ka fiirso sawirada oo dhan

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Soo-Sh-Cumar%20(16).JPG

http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(16).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(15).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(14).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(12).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(13).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(11).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Soo-Sh-Cumar%20(17).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(9).jpg
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(8).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(7).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(6).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Soo-Sh-Cumar%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Soo-Sh-Cumar%20(20).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(5).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(4).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(3).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(2).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/suufi_cabdule%20(1).JPG













Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip