Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden. Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Siyaaradii Mashaa.iqdii Ajilada ahaa ee Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.
"Siyaro Sweden", Sh: C. Samatar, Sh: Cali Cilmi & Sh: Max'ed Cisman
Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden.