Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan tahniyad Aroos loogu dirayaa Caruuska iyo Caruusada Maxamed Cabdiraxman Maxamed Maxamud iyo Caruusadiisa Fartuun Sheekh C/risaaq Xaaji Xuseen oo aqalgalkoodu kadhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.
Tahniyada
Caruuska iyo Caruusada ayaa waxa dirayo asxaab Hoos kuxusan oo ay hor
kacayana dhamaan qoysaska labada dhinac iyo saaxibadood
Aabe C/raxman Maxamed Maxamud (Cabdiyare Islow)
Hooyo Seynab Hilowle Afrax
Aabe Sheekh C/risaaq Xaaji Xuseen
Hooyo Taliso Cali Farey
Fadumo Cabdi Maxamed Maxamud (Cabdi Yare)
Jamiilo Cabdi Maxamed Maxamud (Cabdi Yare)
Sahro Cabdi Maxamed Maxamud (Cabdi Yare)
Mahad Cabdi Maxamed Maxamud (Cabdi Yare)
Sahro Sheekha Xaaji Xuseen
Maxamed Sheekha Xaaji Xuseen
Maxamud Sheekha Xaaji Xuseen
Fowziyo Sheekha Xaaji Xuseen
Aamino Sheekha Xaaji Xuseen
Cisman Sheekha Xaaji Xuseen
Abukar Sheekha Xaaji Xuseen
farxiyo C/llaahi rooble
Eedo Xaajiyo Xabiibo Cumar Sheekh
Eedo Xaajiyo Xaawo Maxamed Maxamud
Aayo Xaajiyo Aamino Hilow Afrax.
Hani Cali Xirsi
Dhamaan Reer Xaaji Maxamud Ow Cumar
Dhamaan Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar
Dhamaan Hilowle Afrax
Dhamaan Reer Cali Farey.
iyo guud ahaan ehelka iyo Qaraabada Arooska iyo Aroosada
Maxamed Cabdiyare iyo Fartuun Sheekh waxey leeyihiin noqda kuwi isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin Aaamiin Aamiin.
W/D:
Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Magaalada Muqdisho
Sidoo kale tahniyad tan lamid ah ayaa waxa dirayo maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh. Maxamud Sheekh Axmed yare
C/raxman Sheekh C/llaahi
C/rashiid Maxamed Yuusuf
Maxamud C/llaahi Cigale
Maxamed Deeq Muuse (Deeq Darajo)
Siid Abuukar Sheekh Cisman
Siid Cali shiikh Axmed Yare
Cabdi Fitaax Hanis
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka iyo Arimaha Diiniga waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
Maxamed Cabdi Maxamed Maxamud (Maxmed Cabdiyare)
&
Fartuun Sheekh C/risaaq Xaaji Xuseen (Fartuun Sheekha)
Tahniyad: Max'ed Cabdiyare & Fartun Sheekha Xaji Xusen (Sawiro)
Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan tahniyad Aroos loogu dirayaa Caruuska iyo Caruusada Maxamed Cabdiraxman Maxamed Maxamud iyo Caruusadiisa Fartuun Sheekh C/risaaq Xaaji Xuseen oo aqalgalkoodu kadhacay degmada Shibis ee magaalada Muqd