Waxa iminka lasoo gaba gabeeyay wareega labaad ee tartanka kuxigeenka kowaad ee gudoonka baarlamaanka Soomaaliya iyadoo iminka isu soo hareen laba xildhibaan oo kaliya Gudiga Doorashada ee Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaana ku dhawaqay tirada codadka rasmiga ah ay kala heleen Musharixiinta Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Codadka ayaana loo kala helay Sida tan
1)Jeylaani Nuur Iikar 91 Cod
2) Cabdi Wali Ibaarhin Muudey 58 Cod
3)Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. 30 Cod
4) Xildhibaan Bashir oo helay 30
Gudoonka baarlamaanka oo codkiisa ka muuqday daal ayaa dalbaday in labada xildhibaan ee isu soo haray isu tanasulaan si howsha lo fududeeyo hasa yeeshe majirto ilaa iyo hada xildhibaan tanasulay sidaas darteedna waxa leesu diyaarinayaa in markale xildhibaanada udiyaar garoowaan wareegi udambeeyay ee labada xildhibaan ku kala bixi doonaan
Raga isku soo haray hadii aysan is csilin waxaa kamid ah
Jeylani Nuur Iiker & C/Wili Muudey oo wareegi udambeeyay kutartamaya
Waxa iminka lasoo gaba gabeeyay wareega labaad ee tartanka kuxigeenka kowaad ee gudoonka baarlamaanka Soomaaliya iyadoo iminka isu soo hareen laba xildhibaan oo kaliya