Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.

0
Sunday September 16, 2012 - 12:33:04 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.

    Dhambaal Tacsi Ah, Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Taariikhdu markay aheyd 15-09-2012 ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaal Xaafadda Gjellerup ee Magaalada Aarhus/DK Allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhambaal Tacsi Ah, Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Taariikhdu markay aheyd 15-09-2012 ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaal Xaafadda Gjellerup ee Magaalada Aarhus/DK Allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Mukhtaar Xasan Sh. Axmed Mataan.
Sidaas darteed dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku nool Magaalada waxay ayaga oo ka murugeysan geerida tacsi u dirayaan guud ahaan, ehelada iyo asxaabta uu Marxuumku ka geeriyooday.
Sidoo kale waxaa tacsi aad u tiiraanyeysan si qaas ah loogu diraa Xaaskiisa Xaajiya Xabiiba Maxamuud, caruurta iyo walaalaha uu marxuumku ka baxay. Jaalliyada waxey si wadajir u leeyihiin Geerida ku timid Adeer Mukhtaar dhamaanteen samir iyo iimaan Ilaah ha naga wada siiyo, Waxayna Allaha Waaxidka ah uga baryaayaan inuu u naxariisto Marxuumka, Jannatul Fardowsa na uu ka waraabiyo, aamiin aamiin.


Dadka dhambaalka diraaya waxaa ka mid ah:
Cabdulaahi Macalin Aybakar
Ibraahin Galooti
Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
Xaaji Axmed Cumar Maxamed
Xaaji Axmed Weheliye Cadaawe
Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
Xaaji Abuukar Cismaan Koofurow
Daa’uud Xuseen Ciidangale
C/laahi Cali Axmed
Maxamed Xasan Doolow
Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
Yuusuf Cali Xaaji
Daahir cabdulle Butugeey
Muxudiin xaaji Cabdi
Yuusuf Jeeggo
Liibaan C/raxmaan Macalin Garraare
Xasan Cali Ciise
C/qaadir maxamed Cadow Calaajis
Nuur Cali Cabdi Hogaan
Cabdixamiid Maxamed Xasan
C/raxmaan Xaaji Axmed Cumar
Cabdulqaadir Xasan Xuseen
Cabdulaahi Shaacib
Ciise Ibraahim "Deboosito"
Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
Cabeey Cali Ciise
Cabdulqaadir Biille
Muxudiin Cali Tooxow

GEERIDU WAA XAQ

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip