
Geerida Kutimid Xaaji Luunge ayaa waxa looga Tacsiyeenaa Dhamaan Ehelka Iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Xaajiga Gaar ahaan Owlaada Xaajiga Qaasatan Hooyo Aamino Maxamed Dheere & Caruurteeda Sida Sahro Jimcaale iyo Dhamaan Reer Xaaji Waxana la leeyahay Samir iyo IImaan Allaah Idinka Siiyo, Inaa Lillaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun .
Tacsida ayaa waxa Dirayo Dadka kala ah .
1. Sheekh C/raxman Sheekh Max’ed
2. Xaaji C/llaahi Sheekh Maxamed
3. Sheekh Da’ud Sheekh Maxamed
4. Sheekh Abuukar Sheekh Max’ed
5. Sheekh Cumar Sheekh Max’ed
6. Sheekh Cisman Sheekh Max’ed
7. Sheekh Cali Sheekh Max’ed
8. Sheekh C/qaadir Sheekh Maxmed
9. C/raxman Xaaji C/llaahi sheikh
Iyo Dhamaan Reer Sheekh Max’ed Sheekh C/raxman Ow Cumar waxa Alle Uga Baryeen Marxuumka In Janadii Fardowso Eheed ka Waraabiyo
Tacsi:Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho ku Geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan (Maxamed Dheere)
Allaah Unaxariistee Waxa Maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan oo Bulshada Soomaaliyeed utaqiinay (Maxamed Luunge).